Ururrada Siyaasadda Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

    0

    Ururrada Siyaasadda ee dhawaan u soo gudbay inay la tartamaan saddexda xisbi Qaran ee hore u jiray, ayaa maanta si wada-jir ah go’aamo uga soo saaray xaaladda dalka iyo u-diyaar-garowga doorashooyinka.

    Ka Daawo Muuqaalka Hoose