Ethiopia

spot_imgspot_img

Xogo Laga Helay Sababta Baajisay Safar Uu Madaxweyne Cirro Maanta Ku Tagi Lahaa Itoobiya

Hargeysa (SLpost) - Madxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo oo la filayey inay 12-ka bishan oo ku beegan Khamiista Maanta...

Xogo Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qodobbada Ay Ka Wada-hadlayaan Madaxweyne Cirro Raysal-wasaare Abiy Ahmed

Xogo dheeraad ah, ayaa ka soo baxaya safarka la sheegay in Madaxwynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu dhawaan ku tagayo dalka Itoobiya, xilli...

Somaliland Oo Sii Daysay 11 Maxbuus oo Dagaalkii Laascaanood lagu Qabtay iyo Guddiga Nabadda ee Jigjiga Gaadhay

Hargeysa (SLpost)- Guddiga heer Qaran ee Madaxweynaha Somaliland u xil-saaray nabadeynta Gobollada Bariga, ayaa maanta socdaal shaqo ugu baxay magaalada Jigjiga ee xarunta DDS. Garaad...

“Aqoonsiga Somaliland waa go’aankii Ugu saxnaa” – Wasiirul-dowlaha Wershaha Ethiopia

Addis Ababa (SLpost)- Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Wershadaha ee Ethiopia Tarekegn Bululta, ayaa go'aankii ugu saxsanaa ku tilmaamay in Dawladiisu waddan madax-bannaan u Aqoonsato Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirul-dawlaha...

Baarlamaanka Ethiopia Oo La Horgeeyey Sharciyadda Heshiiska Is-faham ee Somaliland

Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka ee Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Alemu Sime, ayaa maanta Golaha Baarlamaaka ee dalkaas u faahfaahiyey muhiimadda uu dalkooda u leeyahay...

Madaxweyna Somaliland Oo Caalamka u soo Bandhigay Muhiimadda Heshiiska Ethiopia u Leeyahay Ammaanka Gobolka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay JSL u halgamayso sidii ay aqoonsi caalamiya uga heli lahayd beesha caalamka,...

Maxay Somaliland Dunida Kaga Helaysaa Dhaqan-galka Heshiiska Ethiopia?

Maxay Somaliland Dunida Kaga Helaysaa Dhaqan-galka Heshiiska Ethiopia? https://youtu.be/FBkytcGoBWY  

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img