Qayb cusub oo lagu Kordhiyey Adeegyada Caafimaadka Cusbitaalka Guud ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamud Maxamed “Xuseen Xoog” ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay...
Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Xilka la wareegay
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku xigeenada arrimaha gudaha ee amniga iyo maamulka gobolada ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey ku simihii Agaasimaha guud ee wasaaradaasi...
Muran Dhul oo Ka Jira MCH-ka Tog-Wajaale iyo Maamulka iyo Masuuliyiinta Caafimaadka oo Mid Waliba Dhinaciisa uga Hadley
Gabiley (SLpost)-Maamulaha Mchka Tog-Wajaale,Maxamed Miigane Suldaan,oo ay wehelinayaan howlwadeenad,ka howlgala Mchka Tog-Wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Gudoomiyaha Degmada Tog-Wajaale kadib markii sida ay...
Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Qoyskii uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Jaamac Maxamed (Caamiye)
Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Tacliinta, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo...
21 Sanno Iyo Baskii Wasiirada Ee Xukuumadihii Kala Duwanaa Ee Somaliland Isaga Danbeeyey!! – W/Q: Faisal Mohamed
Waxa 21-kii Sanno ee ay jirtay Jamhuuriyada Somaliland ay xilal u magacawday wasiiro tiro badan oo aynaan halkan ku soo koobi Karin tiradooda oo aad idinkuna markhaati ka tihiin, balse aan xaga u danbaysa kaga istaago oon eego fikirkayga iyo wasiirada Xukuumadan hada talada haysa wasiirka ugu mudan ee aynu odhan karno waa masuul buuxiyey Xilkiisa Wasiirnimo bulshaduna ay
Gadhka Yogolka Daayoo, Haday Goonle Kor u Dhaafto, Godobtiisa Wuu Raadsadaa, Geesi Miiganiye
Hadii aan idiin iftiimiyo maqaalkan cusub ee maanta cinwaankiisu yahay maahmaahdan ka midka ah gabayadii abwaankii weynaa ee mohamed ibrahin warsame
Bal soo tiri Aafadaada! – W/Q: Maxamed S. Cumar
Maalinba maalinta ka dambaysa waxa mugdi sii gelaya qaddiyaddii ummadda, waxaana sii aasmaya garashadii suubbanayd, kaskii saalloonaa iyo dammiirkii xumaanta ka guban jiray. Waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

