Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Weli waan nool ahay

Qaraxii xoogganaa ee xalay ka dhacay Muqdisho, ayaa nin goobjoog ahaa iiga sheekeeyey wixii uu u soo taagnaa ee uu indhihiisa ku arkay. Ninku...

Haweenay Sidata Madax ILmo Laga Gooyay oo Lagu Qabtay Moscow

Moscow(SLpost)-Boliiska Moscow ayaa xiray haweeneey kadib markii la arkay iyadoo wada madax ilmo laga gooyay. Video ayaa laga arkay haweenayda oo maraysa saldhig tareenka laga...

Hargaysa: Aas Maamuus Qaran Oo Loosameeyay Alle Hawnaxariistee Marxuum Maxamud X Cabdiraxman (Gadhyare)

Hargeysa(Slpost)-Alle hawnaxariistee waxa maanta loo sameeyay aas maamuus qaran marxuum Maxamud X Cabdiraxman (Gadhyare). https://youtu.be/fXhgvPW1POM

Daawo:-Somaliland iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxeexday

Hargeysa(SLpost)-Itoobiya iyo Somaliland aya akala saxeexday heshiiyo dhinacyo badan taabanaya kuwaas oo lagu gaadhay shir maalmihii ugu danbeeyay ay ku lahaayeen magaalo xeebeedka dekeda...

Sifooyinka qoyska wanaagsan

Qoyska wanaagsan waa qoyska laga helo sifooyinkan soosocda :- 1.Lamaane badhaadhe ku wada nool oo mid waliba ilaalilyo xuquuqda lamaanihiisa kale kana dheerada meelaha keeni...

“Dhakhaatiirtii xannaanada xoolaha niyad jab baa ku dhacay Markii saxaafad loo keenay” Axmed Xaashi Oo Weeraray Magacaabida Wasiir Cukuse

Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland Dr Axmed Xaashi Oday oo ah khabiir ku xeel dheer cilmiga caafimaadka xoolaha, ayaa dhaliil culus huwiyey qaabka uu...

Daawo”Gaadhi kasta oo caano magaalada keena caagadihiisa biyaa lagu sii qaadaa..” Maareeyaha Biyaha Hargeysa Oo Ka Dayriyay Biyo La’aanta

Hargeysa(Slpost)-Maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad ayaa ka hadlay biyo yaraanta soo waajahay magaalada Hargeysa oo inta badan deegaanada ku hareeraysan ay ku dhufteen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img