Carwada Ganacsiga Haweenka Itoobiya ee ka Furantay Hargeysa oo si Wayn loogu Ammaanay Shirkadaha Dahabshiil Group
HARGEYSA (SLpost)- Carwada Ganacsiga Isu-tagga Dumarka Itoobiya (EWA) oo markii ugu horreysay lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa si wayn loogu...
Hargeysa: Ciidanka Booliska oo Gacanta ku dhigay Saddex Dhalinyaro ah oo Midkood Xijaabka Dumarka lagu Qabtay iyo sababta keentay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Boosliska ee magaalada Hargeysa, ayaa hawl-gal shalay gelinkii hore ka fuliyeen degmada Ibraahim Kood-buur ee Caasimadda ku qab-qabtay saddex dhalinyaro ah...
Dadweynaha Gobolka Gabiley oo Ka dareen-celiyey Isku-shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada (DAAWO)
Gabiley (SLpost)- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa ka dareen-celiyey Isku-shaan-dheynta Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada iyo taliyeyaasha Ciidamada Qaranka, iyaga oo ilaa...
Ergada Somaliland u Metalaya Wada-hadallada oo maanta gaadhay Dalka Turkiga iyo Rejada shirka oo Berri Furmaya (DAAWO SAWIRRO)
Istanbul (SLpost)- Weftiga Ergada Somaliland u metelaysa wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya, ayaa maanta gaadhay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaddib markii ay saaka amba-baxeen...
Caaqil Camay oo Nabad iyo in Xaaladda la dejiyo ugu baaqay Beelaha Buuhoodle iyo Qori-lugud ee Dagaalku dhex-maray
Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac isugu jira oo ka dhashay Iska-hor-imaad Xoolo-dhaqato Hubaysan ku dhex-maray Deegaan Kalshaale u dhaw Buuhoodle (SLpost)- Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay...
Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyntii ugu ballaadhneyd ku sameeyey Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xilalkii ay qaranka u hayeen ka qaaday Wasiirro ka tirsan Xukuumaddiisa, Taliyeyaal Ciidan, wasiir ku-xigeenno...
“Waxa jira warar nabad-sugidda ah oo nagaga yimi xagga Somaliland oo keenay in digtooni siyaado ah ka yeelano”
Djibouti (SLpost)- Dawladda Jabuuti, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warar lagu sheegay inuu xidhan yahay Xuduudka ay wadaagaan Somaliland, balse waxa ay qirtay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

