Guddida SSUK waxay Shacabka ku bogaadinaysaa Doorshada deegaanka
Umad kasta waxa lagu suntaa ama loola macaamilaa sida ay isu qadariyaan isgu tashadaan isu taageeraan isugu tanaasulaan arimaha dhaxdooda yimaada. Jaaliyada SSUK waxa ay...
Goob-joogayaasha Caalamiga ah oo Qiimayn hordhac ka soo saaray Doorashada Deegaanka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Goob-joogayaasha Caalamiga ee ku sugan Somaliland, ayaa qiimayn hordhac ah ka soo saaray Doorashada Golaha Deegaanka ee dalka ka qabsoontay maalintii shalay,...
Augustina Mahiga oo Xukuumadda Somaliland Ka Raalli-geliyey Warqad Xafiiskiisa ka soo baxday iyo Jawaabta Masuuliyiinta Dawladda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland...
Guddida Doorashooyinka oo Soo afjaray Khilaafyo ka taagnaa Goobaha Codbixinta gobollada Qaarkood iyo Qaabka U-diyaar garowga Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Guud ahaaan shacabka dalka Somalaland ayaa si wayn ugu diyar garoobay cod bixinta doorashada golaha degaanka ee Maalinta Beri ah dalka ka...
Cali Sandulle iyo Xubno lala Afduubay oo Laascaanood Gaadhay iyo Badhasaabka Sool oo Ka hadlay
Laascaanood (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Md Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) oo ay wehelinayeen xildhibaano iyo mas'uuliyiin kale ayaa...
Xukuumadda oo Kulan Nabad-gelyada lagu Xoojinayo La Qaadatay Imaamyada Masaajiddada Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil (Saylici) oo ay Weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo...
Madaxweyne Siilaanyo oo Bulshada Somaliland u jeediyey Khudbad ku Saabsan Doorashada Goleyaasha Deegaanka (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay kaalinta xukuumaddiisu ka qaadatay qabsoomidda doorashada goleyaasha deegaanka iyo geeddi-socodkii ay soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

