Hargeysa: Magacaabista Riyo-Raac ee Komishanka, Mowqifka Adag ee Mucaaradka iyo Makeekiga Muranka Siyaasadeed oo sii Xoogaystay
Hargeysa (SLpost)- Guddida Doorashooyinka Somaliland ee dhawaanta la dhaariyey, ayaa maanta iska dhex-doortay inuu guddoomiye u noqdo Cabdirashiid Riyo Raac oo ka mid ah...
Cilmi-baadhis Daah-furta Sida ugu Fudud ee looga hortagi karo Halista Xannuunka Macaanka
Daraasaddii ugu danbaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta qayb ka mid ah u leedahay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Sharxay Natiijada Kulamo uu Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiin Soomaali ah la Yeeshay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada Kulamo uu magaalada Nairobi kula yeeshay wakiillada...
Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fulinayo hay’adaha Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay laba mashruuc oo loo fulinayo Wasaaradaha Ganacsida & Dalxiiska iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha. Mashaariicdan...
Xukuumadda Somaliland oo Hadashay Shaqaaqo Laba Beeleed ku Dhexmartay Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa hadashay Iska-hor imaad Hubaysan oo sababay dhimasho iyo Dhaawac oo laba beellood ku dhex martay deegaanka Waqdariya oo ka...
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Ruqsado Guddoonsiisay 40 Dugsi oo Gaar loo leeyahay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta Documenti Ogolaansho Shaqo oo sannad kasta looga baahan yahya inay cusboonaysiistaan guddoonsiisay 40 Dugsi...
Hoteellada Magaalada Hargeysa oo laga mamnuucay Shirarka iyo Xafladaha
Hargeysa (SLpost)- Maamulka gobolka Maroodijeex, ayaa uga digay Mulkiilayaasha Hoteellada ku yaalla magaalada Hargeysa inay meheradahooda lagu qabto shirar aanay fasax uga haysan hay'adaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

