Monthly Archives: January, 2023

spot_imgspot_img

Somaliland Oo Ogolaatay Sharci Khatar Ku Ah Dalalka Aan La Aqoonsan

Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka oo khilaaf ba'an ka dhex-abuuray golahaas. Doodda Xeerkan oo mudaneyaasha ku...

Hirgelinta Qorshe-magaaleedka Hargeysa Oo Laga Shiray

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mustafe Maxamuud Cali Bile, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan lagaga arrinsaday bilowga Qorshaha Master Plan-ka ee...

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhammeystiray Kharashka Aasaaska Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta furey munaasibad lagu Hirgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada. Munaasibada...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shirka Laascaanood iyo Mowqifka Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweybaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa rejo Fiican ka muujiyey natiijada ka soo bixi doonta Shirka magaalada Laascaanood uga socda...

Wershadaha Hubka ee Iran Oo Drones Lagu Weeraray iyo Qaraxyo Gilgilay Toddoba Magaalo

Wershadaha Hubka ee Iran Oo La Wareegay iyo Qaraxyo Gilgilay Toddoba Magaalo oo ku yaalla Woqooyiga iyo Koonfurta Dalkaas. Warbixin arrintan ku saabsan kaga bogo...

Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Laascaanood iyo Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Somaliland Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa ka warbixiyey natiijada Socdaal uu maalmihii u dambeeyey ugu maqnaa magaalada Laascaanood...

Hargeysa Oo Farriin Looga Diray Garaaddada Shirka Laascaanood

Qayla-dhaan Hargeysa Looga Diray Shirka Laascaanood Oo Hantaaqo Looga Digay  iyo Aragtida siyaasadeed ee Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo Arrimo Badan oo Xasaasi ah ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img