Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo War ka soo saartay Qorshaha Midaynta Dirayska Dugsiyada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa sheegtay in sannad-dugsiyeedka soo socda ee 2021/2022 lagu fulin doono go'aan ay wasaaraddu hore uga...

Maayar Cabdikariin Axmed Mooge iyo Ku-xigeenkiisa oo si rasmi ah Xilalka ula wareegay

Hargeysa (SLpost)– Maayarka iyo Maayar ku-xigeenka Cusub ee dhawaan loo doortay magaalada Hargeysa, ayaa maanta si rasmi ah xilalka ugala wareegay maayarkii iyo ku-xigeenkii...

Somaliland: Shirweynaha Caymiska Qaranka oo Hargeysa ka furmay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka daah-furay shirweynaha Caymiska Qaranka, kaas oo noqonaya kii ugu...

Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo la muddeeyey

Hargeysa (SLpost)- Waxa galabta magaalada Muqdisho lagu soo gebo-gabeeyey Shir ay isugu yimaadeen Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Soomaaliya, waxaana laga soo saaray go'aamo...

Violating Somaliland Colonial Borders Is Violating African Charter On Colonial Borders

European Colonial Borders define the statehood and diplomatic recognition of each African country. Somaliland inherited its Internationally recognised borders from Somaliland British Protectorate as...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Qabtay Ururka Xeel-dheerayaasha Caafimaadka Ee SAHA.

Hargeys (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ururka SAHA (Somalilander-American Health Association) oo ay...

Danjire Barkhad Maxamuud Kaariye oo Faahfaahiyey Hawlaha Safaaradda Somaliland ee Ethiopia u qabato Bulshada

Hargeysa (SLpost)- Safiir ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Itoobiya Oo Ka Waramay Hawlaha Safaaradda Itoobiya U Qabato Bulshada Somaliland Ee Dalkaas U Safraysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img