Monthly Archives: July, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-furay Mashruuc Sal-ballaadhan Oo Lagu Hirgelinayo Qorshaha Istaraatajiyadeed ee Horumarinta Waxbarashada Qaranka

Hargeysa - (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Sanaag iyo dedaallada Heshiisiinta Beelaha Ood-wadaagta ah

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo waraabinta la hadlay maanta, ayaa ka hadlay dedaallada loogu jiro dib...

Madaxweynaha Somaliland oo Masuuliyiin Xilalka ka qaaday, qaar cusubna Magacaabis

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-172/072018, uu xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku sameeyey masuuliyiin ka mida...

Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo Urur-goboleedka IGAD  

  Hargeysa -(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay wufuud ballaadhan oo ka  kala socota Jimciyadda Quruumaha ka...

Madaxii Goobjoogayaasha Caalamka oo Beeniyey Jiritaanka Xidhiidh RASMI oo u La Wadaago Xarunta Dhaqanka Hargeysa iyo Bandhiga Buugaagta midna.

Hargeysa (SLpost)- Madaxa Goobjoogayaasha Caalamiga Mr Michael Walls ayaa shaaca ka qaaday inaanay jirin haba yaraatee wax xidhiidh gaar-ahaaneed ama qeyb uu ka yahay...

Hargeysa: Xaddiga Lacag iyo Dhul taakulo ah oo D/Hoose ugu gurmatay shirkadda Alkheyraad oo hantideedu shuf-beeshay

Hargeysa (SLpost) - Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud (Soltelco) oo uu weheliyo maayar kuxigeenka Cabdicasiis Caga-weyne, ayaa kormeer ay ugu kuur-galayaan ku tagay wershadda Samaysa...

Bandhigga 10aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa oo la soo gebo-gabeeyey iyo Waxyaabihii ku Cusbaa sannadkan

Hargeysa (SLpost)- Bandhigii caalamiga ahaa ee Buugagta oo ka socdcay xarunta dhaqanka ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa lagu soo gabagabeeyay habeenimadii Jimcaha ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img