Wasaaradda Diinta & Aw-Qaafta Somaliland oo Shaacisay Shuruudaha laga Rabo Ardayda Ka Qayb-gelaysa Tartanka Caalamiga ah ee Quraanka Kariimka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay inay qabanayso tartanka Qur’aanka Kariimka ah, is loogu diyaar-garoobo tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka...
Tukaraq: Faahfaahinta Wararkii u dambeeyey Dagaal Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo kuwa Puntland
Hargeysa (SLpost)- Dagaal la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Somalia ee Puntland ku dhexmaray deegaanka...
Xisbiga UCID oo Xilka Ka Qaaday Siyaasi Ramaax iyo Masuul kale oo Taageeray Qorshe Madaxweyne Biixi kaga dhawaajiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa fadhi ay maanta isugu yimaaddeen waxa ay xilka kaga qaadeen Xoghayaha Arrimaha gudaha...
Hargeysa: Weerarkii Faysal, Weedh-Celintii Saylici iyo Walaacii Cirro
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa madal lagu dhan...
WARJIRE: Xogta iyo Xusuus-qorka ku Duugan Buug uu Qoray Suxufi Axmed Siciid Cige oo Hargeysa lagu Daah-furay
Waxaa magaalada Hargeysa xalay lagu qabtay xaflad aad u heer-sarraysa oo lagu soo bandhigay buug uu qoray ruug-caddaa saxaafadeed Axmed Siciid Cige oo muddo...
“Shacabka Hargeysa waa Gob laakiin waxay u baahan yihiin Dowlad…” – Prof Cali Khaliif Galeydh
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa sheegay in shacabka Somaliland yihiin dad wanaagsan, laakiin ay u baahan yihiin dowlad wax-qabadkeedu wada-gaadho...
Culimada Somaliland oo Si Caam ah Khudbadihii Jimcaha ugaga Hadlay Sida looga Feejignaan Karo Halista Caabuqa CoronaVirus
Hargeysa (SLpost)- Ka dib markii ay Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland isla eegeen halista Cudurka CoronaVirus oo loo bixiyey Covid-19,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

