Guddiyo ka tirsan Wakiillada oo xaqiiqo-raadis ugu maqnaa Gobollada laga soo doortay oo Golaha uga warbixiyey Xaaladaha Guud ee Deegaannada ay booqdeen
Hargeysa, 31 January, 2012 (SLpost)- Laba Gudi oo ka mid ah golaha wakiilada oo kormeero shaqo ku soo maray mudadii ay fasaxa ku jireen...
Ujeeddada Wefti ka socda dalka Denmark oo dalka yimi kulamona la yeeshay Madaxda Dawladda
Hargeysa, 31 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arimaha iskaashiga &...
Madaxbanaanida Somaliland waa Muqaddas – By Faa’iz Maxamed Khaliif
Dhawaan waxa hawada isku shareeray hadalhaynta Shirka u qabanqaabinayo Ingiriisku ee ka dhacaya London oo xukuumada waqtigana ku noqday laf dhuun gashay hadaba waxa...
DHALASHO FARXADLEH: Cumar Maxamed Faarax iyo Sahra Faarax Maxamuud oo Wiil ugu dhashay Hargeysa
Maxamed Cismaan Mire (Sayid), Axmed Maxamed Saleebaan, Maxamed Axmed Cigge, Yuusuf Maxamed Xasan,Faysal Maxamed Xasan, Xasan M. Cabdilaahi (Keefkeef), C/Fataax Ismaaciil Mursal, Barkhad Maxamuud Kaariye, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, Mustafe Cabdi Maxamed Janaale, Xasan...
Somaliland Waa Qaran isku Kalsoon oo ka Qaybgali Kara Shirka London, Xidiidhka Somaliland iyo Itoobiyana ma Ruxi karaan kooxda Khatumo-Seeg iyo Shariifyada Muqdisho
Ninka damaca meel dheer Kala soo dalwaday iyo Dagaal oogayaashaas Dibadaha ka yimi iyo Dalka kii dhex joogee Maskax aan dihnayn iyo Iblays diiradiisii ...
Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo Kormeer ku tagay Xarunta Warshadda Sharaabta ee SBi
Hargeysa, 30 January, 2012 (SLpost)- Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kormeer hawleed indho-dhayn ah ku tagay xarunta shirkadda waddaniga ah ee...
Qoys Muslim ah oo lagu eedeeyey inay dileen saddex hablood oo ay dhaleen oo lagu xukumay Xabsi-daa’in
Ontario, 30 January, 2012 (SLpost)- Maxkamad ku taala magaalada Ontario ee dalka Canada ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Aabo dhalashiisu ka soo jeeddo dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

