Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixisay Dacwad Soomaaliya u gudbisay Golaha Ammaanka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay Dacwad ay dawladda Soomaaliya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga gudbisay xidhiidhka ganacsi iyo dibloomaasiyeed...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Taawarrada Isgaadhsiinta iyo Qorshe siyaasadeed oo loo dejiyey
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Biraha (tower-rada) shirkadaha Isgaadhsiintu ka dhex-taagaan gudaha magaalooyinka, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa oo ah meesha ugu badan...
Golaha Deegaanka Burco oo Warqad Cabasho iyo Qar-naqsi is-barkan ah u Gudbiyey Baarlamaanka Somaliland
Burco (SLpost)- Golaha Deegaanka ee Degmada Burco ayaa warqad cabasho ah u gudbiyey Golayaasha Baarlamaanka Somalilkand ee Guurtida iyo Wakiilada. Warqadda oo xambaarsan Garnaqsi goluhu...
Ururrada Bulshada Rayidka ah oo Is-casilaad ugu baaqay Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Dalladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF ayaa Guddiga doorashooyinka Somaliland ku eedeeyay inay ku fashilmeen inay qabtaan doorashooyinkii Goleyaasha Wakiillada iyo...
Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee Warfaafinta Somaliland oo maanta la sii daayey
Hargeysa (SLpost)- Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee Wasiir Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Xasan Xasan Maxamed Maxamuud, ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa, kaddib...
Somaliland oo Ruqsadda kala noqotay Laba Shirkadood oo Isgaadhsiinta ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Liisanka kala noqotay laba shirkadood oo Isgaadhsiinta ah kuwaas oo ka hawl-gala dalka, waxaana go'aankan...
Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Agaasimaha Guud ee Xarunta Cilmi-baadhista Taariikhda Islaamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Agaasimaha Guud ee Xarunta Cilmi-baadhista Taariikhda Islaamka, Farshaxanka iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

