Monthly Archives: March, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne Biixi oo caawa kulan degdeg isugu yeedhay hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Shir-guddoonnada Baarlamaanka, maxaase lagawada Hadlay?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan la qaatay shir-guddoonka labada gole qaran ee guurtida & wakiillada iyo xisbiyada mucaaridka ah,...

Shirkadaha Korontada Siiya Xaafadaha Hargeysa qaarkood oo soo bandhigay caddeymo muujinaya cidda ka dambaysay Xadhkahooda Laydhka oo la jarjaray

Shirkadaha Korontada Siiya Xaafadaha Hargeysa qaarkood oo soo bandhigay caddeymo muujinaya cidda ka dambaysay Xadhkahooda Laydhka oo la jarjaray

Golaha Wasiirrada  Somaliland oo Ansixiyey Odoroska Miisaanayad-sanadeedka 2018 oo intii hore ka badan

Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhi ay golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somalialnd  maanta oo Salaasa ah yeesheen oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si...

DAAWO: Maamulka Shirkadda National Electric Power oo Dhiggeeda SOMPOWER ku eedeeyey masuuliyadda Xadhkaha Korontada oo laga jarjaray iyo Jawaabta Shirkadda

DAAWO: Maamulka Shirkadda National Electric Power oo Dhiggeeda SOMPOWER ku eedeeyey masuuliyadda Xadhkaha Korontada oo laga jarjaray iyo Jawaabta ay ka bixiyeen maamulka shirkadda Sompower. https://www.youtube.com/watch?v=FUZ1HK39a3M

Hargeysa: Kulan ay goobjoog ka yihiin Wakiillo Caalami ah oo lagaga wada-hadlay Qorshe lagu Tayaynayo Ciidanka Booliska Somaliland

Hargeysa (SLpost) - Kulan ay goobjoog ka yihiin Wakiillo Caalami ah oo ka socda Hay'adaha Qaramada Midoobay iyo Ururro taageero dhaqaale ku Bixiya barnaamijyada...

Bannaan-bax lagaga soo horjeedo Sicir-bararka oo ka dhacay Boorama

Borama (SLpost) - Dadweynaha magaalada Borama ayaa saaka isugu soo baxay mudaharaad ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan Sicir barar baahsan oo...

Shirkadda TELESOM oo Caawa joojinaysa Adeegga Isku-beddelka Lacagaha ee Mobilka

Hargeysa (SLpost) Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom,  ayaa shaaca ka qaadday inay joojisay Adeegga Isku-beddelka Lacagaha ee Mobilka wixii ka dambeeya 12:00AM saqda dhexe...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img