Monthly Archives: November, 2025

spot_imgspot_img

Dowladda Taiwan oo Somaliland U Soo Dirtay Khubaro ka caawinaya Tayeynta Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Taliyaha Ciidanka Illaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa gelinkii dambe ee maata Dalka ku soo dhaweeyey saraakiil ka tirsan Golaha Arrimaha Badaha...

Shir Lagu Lafa-gurayey Xaalada Uu Marayo Xeerka Daryeelka Dadka Naafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa, Baaqna Laga Soo Saaray.

“Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland MESAF oo laashay xeerkii daryeelka dadka Naafada 2021,…….” Shir lagu lafa-gurayey xeerkii qabyo-qoraalka ahaa ee dadka Naafada Somaliland...

Maxaynu ka Ognahay shirkadda Maharat ee sannadka cusub la wareegi doonta Egal International Airport?

 Hordhac Warbixintani waxay soo koobeysaa dhammaan xogta la heli karo, su'aalaha muhiimka ah ee la iska weydiin karo, qiimeynta khataraha iyo talooyin ku saabsan shirkadda...

Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Somaliland 1994-kii ilaa 2026-ka

Tan iyo markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo laabtay madax-bannaanideeda sannadkii 1991-kii, dhaqaalaha iyo miisaaniyadda dowladdu waxay soo mareen marxalado kala...

Somaliland witnesses an unrepentant Traitor employing Public Funds for his project

Written by Barkhad Dahir Ismael Despite the hardships exacerbated by increasing droughts in Somaliland, controversial journalist Mr. Abdirisak Terra has announced he will present his...

Wax ka ogow Aqoonta Maamulka Hawada iyo Sida ay u shaqayso + Xogta Maamulka Hawada Somaliland iyo Soomaaliya

Warbixintani waxay kaa caawinaysaa inaad fahanto hababka iyo nidaamka ay ku shaqeyso hawadu iyo sida duulimaadyadu u noqdaan kuwo ammaan ah oo nidaamsan.

Donald Trump Oo Ciqaab Dil ah Ugu Hanjabay Xildhibaano ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu hanjabay inay Xukun Dil ah ku mutaysan karaan xubno ka mid ah mudaneyaasha Aqalka Congress-ka ugu jira Xisbiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img