Monthly Archives: May, 2024

spot_imgspot_img

Shirweyne lagu Gorfeynayo Heshiiska Somaliland vs Itoobiya Iyo Ammaanka Badda Cas oo Ka Furmay Addis Ababa

Addis Ababa (SLpost)- Shirweyne Caalami ah oo lagu lafo-gurayo Isu-socodka ammaanka Badda Cas iyo muhiimadda uu leeyahay heshiiska is-faham ee Somaliland iyo Ethiopia, ayaa...

Madaxweyna Somaliland Oo Caalamka u soo Bandhigay Muhiimadda Heshiiska Ethiopia u Leeyahay Ammaanka Gobolka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay JSL u halgamayso sidii ay aqoonsi caalamiya uga heli lahayd beesha caalamka,...

“Laba Magaalo Oo Qudha Ayaa Maanta Laga Soo Habaarayaa Somaliland” ~ Faysal Oo Trafalgar Square Ka Hadlay

"Laba Magaalo Ayaa Maanta Laga Soo Habaarayaa Somaliland" ~ Eng Faysal Oo Boqolaal qof kula Hadlay Fagaaraha Trafalgar Square ee badhtamaha magaalada London, halkaas...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Geerida Madaxweynihii Dalka Iran Oo Shaki Ka Dhashay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Ka hadashay Shilka diyaaradeed ee sababay geerida Madaxweynihii dalka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran Ebrahim Raisi, waxaanay dhambaal tacsi...

Majaajilo Farriin Siyaasadeed Loogu Gudbiyey Madaxweyne Biixi iyo Qosolkii Ka Dambeeyey

Majaajilo Farriin Siyaasadeed Loogu Gudbiyey Madaxweyne Biixi iyo Qosolkii Ka Dambeeyey https://youtu.be/Uemre3pzBZ0

Wararkii u dambeeyey Diyaarad Siddey Madaxweynaha Iran iyo Madax Kale oo Ku Burburtay Galbeedka dalkaas

Xubno ka mid ah Weftiga Madaxweynaha Iran oo Xidhiidh la sameeyey Kooxaha Samata-bixinta Dubai (SLpost)- Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay la socdeen...

“Dowlad-Gaabo” ~ Ruwaayad Qosol Badan oo u Quus-goysay Somalia iyo Jabuuti

"Dowlad-Gaabo" ~ Ruwaayad Qosol Badan oo u Quus-goysay Somalia iyo Jabuuti https://youtu.be/HkBrBdzPs7g

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img