Sheekh Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Dhaqanka Ku Cusub Hargeysa Ee Fashion-ka Ragga & Dumarka
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaalida, gaar ahaan magaalada Hargeysa, ayaa si adag uga hadlay...
Qodobbo Saamaynaya Qaddiyad muran ka dhalisay DALKA oo lagaga hadlayey Shirweyne markii u horeysay Somaliland ka qayb-gashay
Daaresalam (SLpost)- Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka qeyb galay shirka 4aad ee loo qabto dalalka Islaamka ee...
“Dawladdu Qolona maaha, Kooxna Maaha ee waa wixii Ummaddan ka Dhaxeeyey, Maalinbana Ninbaa Hoggaamiya”
Wefti Ka Socday Xukuumaddda Somaliland Oo maanta kormeeray Banka Qool-caday oo ay Xukuumadddu ka hirgalisay Ceel biyood Iyo Dugsiga Boodhinka Salaxlay Hargeysa (SLpost) Wefti Wasiiro...
Xisbiga WADDANI oo Ganafka Ku Dhuftay Guddi Madaxweynuhu Sheegay in uu u Magacaabayo Qabsoomidda Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay xarunta xisbigaasi ee magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in ay walaac xooggan ka qabaan qabsoomidda...
“Waxa kale oo aan halkan ka caddaynayaa annagoo masuuliyiintii Kulmiye is casilay ah inay jiraan wada-hadallo toos ah oo noo furmeen xisbiga WADDANI”
"Muuse waa adeerkay, laakiin maanta waxa na kala duwan waa siyaasadda iyo dimuqraadiyadda.” - Afhayeenkii hore ee Kulmiyaha North America Nashville (SLpost)- Afhayeenkii hore ee...
We’re not a part of Somalia, Mr. Trump — and don’t belong in your ban
By Saad Ali Shire, Somaliland’s minister of foreign affairs and international cooperation Amid the discourse, debate and dissent over President Trump’s emerging foreign-policy agenda, there...
MADAL: Maanso Miisaan leh oo ku soo biirtay Silsilad-suugaaneedka MIIMLEYDA ee uu ibo-furay Abwaan HD Weedhsame
Maansadan waxa tiriyay hal-abuurka Axmed Yuusuf Cali, waana maanso kamida maansooyinka silsilada Miimlay oo uu bilaabay abwaan Xasan Daahir (Weedhsame) kana qayb qaateen abwaano...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

