Guddoomiye Baashe Faarax oo soo bandhigay Ubucda Khilaaf u dhexeeya isaga iyo Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka jawaabay eedaymo saamayn taban yeeshay oo Guddoomiyaha Xisbiga UCID todobaadkii hore...
Maxaa kala Qabsaday Xoghayaha Guddiga Covid-19 iyo Guddoomiyaha Ururka SOLJA?
Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Guddiga heer Qaran ee ka-hortagga Xannuunka Covid-19, Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr), ayaa aqoon-darro iyo inaanu Shaqadii loo igmaday garanayn...
Guddoomiyaha Ururka SOLJA oo Dhaliilay Guddiga ka-hortagga Covid-19 ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Jaamac (Xuuto), ayaa dhaliilay guddiga heer Qaran ee ka-hortagga cudurka Covid-19 oo uu ku eedeeyey...
Guddiga ka-hortagga Covid-19 ee Somaliland oo Go’aamo Culus soo saaray, kuwo hore khafiifiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga heer Qaran ee ka hor-tagga Cudurka Covid-19 ee Somaliland, ayaa soo saaray go’aanno ay ku khafiifiyeen amarradii ay hore u soo...
Tirada Kiisaska Covid-19 ee Somaliland oo Gaadhay 304 Qof iyo Tirada u dhimatay oo Korodhay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Kiisas cusub caabuqa Coronavirus ah oo laga helay muwaadiniin intooda badani ku nool yihiin...
Dowladda Jabuuti oo Shaacisay 280 Kiisas Cusub oo Coronavirus ah iyo Cabsi Soo Korodhay
Djibouti (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta shaacisay 280 Kiisas Cusub oo Coronavirus oo laga helay dalkaas kaddib baadhitaanno caafimaad oo la...
Bilowgii dagaalka Burco – Taxanaha Soomaali waa Walaalo – Q. 17aad
Isla kolkii uu dagaalku ka qarxay Burco, xukuumaddu waxay dadka la dhex gashay makarafoonno cod dhaadheer oo shacabka loogu kala soocayo Isaaq iyo Daarood. Waxay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

