Ujeeddada Kulan Guddoomiyaha Saaxil la yeeshay Masuuliyiinta Laamaha dawladda ee Gobolkaas
Berbera (SLpost)- Shir Toddobaadle ah oo uu Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar Guddoomiyo oo ay isku-xog-waraystaan Masuuliyiinta laamaha kala duwan ee dawladda ee...
Guddomiyaha Jaamacada Culuunta BadDa Berbera oo Muxuu ka yidhi in Ardayada Jaamacaddaasi ku Biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani
Guddomiyaha Jaamacada Culuunta BadDa Berbera oo Muxuu ka yidhi in Ardayada Jaamacaddaasi ku Biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani
Shirkadda Dahabshiil oo Deeq lacageed ku wareejisay Guddiga Dhismaha Waddada Allaybaday-Arabsiyo
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha waddada Allaybaday iyo Arabsiyo, iyo xubno kale...
OGEYSIIS: Shirka Jaaliyadda Solomadow ee Dalka UK
Waxa la ogeysiinayaa guud ahaan jaaliyadda Beesha Solamadow ee UK rag iyo dumar in laqabanayo shir ku saabsan danaha guud ee beesha Waxaa La Ogeysiinayaa...
MAANSADA RAMADAAN – W/C: Cabdirisaaq Maxamed (Abwaan Oday)
Maansada Ramadaan, waxa ay maskaxdiisa ka soo maaxday Hal-abuurka Da'da yar Cabdirisaaq Maxamad Cabdilaahi oo ku magac-dheer Abwaan Oday. Waxa ay soo baxday bishii...
“Wasiir Xirsi waxaan leeyahay Abti, Afar sanno ayaan ku difaacayay oon lahaa Waa laga gardaran yahay, maantase kugu difaacii maayo waana arrin meel-ka-dhac wayn...
Waxaan salaamaya dhammaan umada reer Somaliland, gaar ahaan waxaan salaamaya saxaafadda madaxabannaan. Waxaan maalin dhawayd ku arkayay ama umaduba wada ogayd in uu madaxwaynuhu isugu...
Saacadaha Muslimiinta Adduunka Sooman yihiin – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Waa Qormo Kooban oo ka hadlaysa Tirada Saacadaha ay Sooman yihiin Muslimiinta ku dhaqan Qaaradaha Adduunka oo ku kala duwan saacadaha ay Arkaan Qorraxda. Sida...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

