Nuxurka Heshiis Ka Cadhaysiiyey Reer Galbeedka oo dawladda Jabuuti la gashay Dalka Shiinaha
Jabuuti (SLpost)- Dawladaha Jabuuti iyo Shiinaha, ayaa kala saxeexday heshiisyo kala duwan oo horumarineed, kuwaasoo ay ka mid yihiin tayeynta iyo tabobaridda Ciidamada Jabuuti,...
Ayaan Maxamed: Gabadh Da’ Yar oo Nolol Cusub Heshay (DAAWO)
... GUJI HALKAN SI AAD U DAAWO
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Liibiya oo Badbaadiyey 107 Tahriibayaal Soomaali ah iyo Qaar la la’yahay
TRIPOLI (SLpost)- Ciidamada Badda ee Dalka Liibiya, ayaa shalay Khamiistii bad-baadiyey tahriibayaal Soomaali ah oo ay ku jiraan 20 dumar ah iyo ilme-yar, kuwaas...
Baanka Adduunka oo Xanibay $90 Milyan oo la Siin Lahaa Uganda
Switzerland(SLPOST)Bankiga Adduunka ayaa dib u dhigay lacag dhan 90-milyan doolar oo deyn lagu waday in uu siiyo Dowladda Uganda. Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli dhowaan...
Viktor Janukovytj: Aniga Ayaa ah Madaxweynaha Sharciga ah ee Ukraine
Russia(SLPOST)Madaxweynihii xilka laga xayuubiyey Viktor Janukovytj ayaa saxaafadda kula hadley magaalada Rostov-na-Donu, dalka Ruushka ee ku dhaw xadka Ruushku la wadaago Ukraine. Waa markii u...
Madaxwaynaha Dawlada Killinka Shanaad Itoobiya Oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyay Golihiisa Xukuumada Iyo Hay’adaha Dawliga
Jig-jiga-(SLPOST)-Waxaa la isku shaandheeyay Goihii Wasiirada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan Caawa ka dib makii ay Shir isugu yimaadeen Golaha Capinetka DDS oo uu...
HAMBALYO MEHER: Xasan Cumar Xasan iyo Samsam Ciise Caydiid
Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo), Saddam Maxamed Axmed, Cabdishakuur Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed CabdiSheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Cabdiqaadir Aadan Carab. Cabdicasiis Cali Caddaani, Axmed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

