WARBIXIN: Is-barbardhigga Awoodda Milatari ee dalalka Pakistan iyo India oo xiisaddoodu kacsan tahay
Waxaa heer aad u xun mareysa xiisad colaadeed oo u dhaxeysa dalalka dariska ah ee Hindiya iyo Pakistan, kuwaasoo labadooduba heystaan hubka sida ba'an...
Madaxweynaha DDSI oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa iyo Ujeeddada Socdaalkiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Wajaalle ee Xudduuda u dhexaysa Somaliland iyo...
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay shaqsiyadda Siyaasi Miisaan ku lahaa Xukuumaddii Marxuum Cigaal oo Hargeysa ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah...
Maxamuud Xaashi oo Shirka Kulmiye kaga hadlay Sababihii Guusha Kursiga u horseeday Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ku-xigeenkiisa
Hargeysa (SLpost)- Maxamuud Xaashi Cabdi oo ahaa Wasiirkii Madaxtooyada xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo oo maanta hadal ka jeediyey Madashii shirweynaha Xisbiga Kulmiye, ayaa si qoto-dheer...
Daawo Nuxurka Khudbad Wasiirka Beeraha Somaliland ka jeediyey Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo uu ballan-qaad ka hor-sameeyey
Boorama (SLpost)- Wasiirka Wasaaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa khudbad ka jeediyey shirkii golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye, waxaanu...
Khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dab ayaa gelinkii dambe ee maanta ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacy’gelinta Somaliland, waxaana ka dhashay khasaare baaxad leh oo sababay...
Siyaasi Cali Waran-cadde oo tilmaamay Caqabado horyaalla Xisbiga Kulmiye iyo Sida looga gudbi karo
Boorama (SLpost)- Siyaasi Cali Maxamed Waran-cadde oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa hadal uu maanta ka jeediyey Madashii Shirweynaha Xisbiga oo maanta la soo gunaanaday,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

