Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka Oo Iska Difaacay Musuq-maasuq Lagu Eedeeyay

Berbera(SLpost)-Maareeyaha Kaamaha Keydka Shidaalka ee Berbara, Saleebaan Siciid, ayaa iska difaacay eedaymo ay u soo jeediyeen Shirkadaha shidaalka keena ee lagu wareejinaayay haamaha shidaalka. https://youtu.be/VHVyq7IBN4s

Damalkii Aakhiraystay

    Axmded Maxammed Ciise(Soodaani) 1942-------2015 Axad 30.08.2015 Wax ay ahayd maalin nasasho, hurdada xoogaa waan ku daahay. Barqo dheer ayaan shil la'aan toosay. Waxaan u baxay suuq maalintan...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Boorama

    Boorama(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, ayaa kulan la qaatay golaha deegaanka ee Boorama, kulankaas oo uu ugu gudbiyay dardaaran iyo sidii ay...

Wasiir Cukuse Oo Sheegay In Aanay Xukuumaddu Doonayan Inay Kirayso Haamaha Shidaalka

Hargaysa (Slpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa si faahfaahsan uga hadlay...

Laba Biyo Xidheen Oo Dawladda Imaaradka Carabtu Ay U Samaynayso Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Dawladda imaraadka Carabta ayaa shaacisay inay dalka Somaliland si dhakhso ah uga fulin doonaan laba mashruuc oo lagu hirgalinaayo dhaamam biyo xidheeno ah. Safiirka Somaliland...

Xildhibaan Xoog Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Musuqbadan Ku Samaysay Haamaha Shidaalka

  Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog ayaa xukuumadda ku eedeeyay in aanay golaha wakiilada marna horkeenin wax heshiisyo ay gashay, waxaanu sheegay in musaq badan uu ka...

Xaaladda Cunto Yari ee Somaliya oo sii Xumaatay

MUQDISHO(SLpost)-Natiijada qiimeyntii ugu dambeysay ee lagu sammeeyey Heerka Isku filnaanso ee Cuntada iyo Nafaqada Soomaaliya, oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho, ayaa muujineysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img