Monthly Archives: January, 2018

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo Shaacisay Abaar Baahsan oo ku dhufatay deegaanada Somaliland iyo tirada dadka ay saamaysay

Xukuumadda oo Shaacisay Abaar Baahsan oo ku dhufatay deegaanada Somaliland iyo tirada dadka ay saamaysay https://youtu.be/W7iqieCp9OY

Hoggaanka Xisbiga UCID oo eedaymo musuq-maasuq u jeediyey masuul ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta

Boorama (SLpost) - Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni,  ayaa dhaliilo u jeediyey Agaasimaha Maamulka iyo lacagta...

Guddoomiyaha Dahabshiil oo ka Hadlay Shirweynaha Ganacsiga Adduunka oo uu ka Qayb Galay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group  Cabdirashiid  Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ka hadlay Shirweynaha ganacsia adduunka oo sanadle ah oo uu kaga...

Waan hakiyey shirkii Burco, lamana qabanayo immika iyo Wakhti Dambe toona” – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

"Waan hakiyey shirkii Burco, lamana qabanayo immika iyo Wakhti Dambe toona" - Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Muuqaalkan hoose ka Daawo hadalka Suldanka oo sidoo kale...

Wasiirka Horumarinta Beeraha Oo Kormeer Kobcinta Wax Soo-Saarka Dalka ah ku tagay gobollada Galbeedka

Arabsiyo (SLpost) – Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed, ayaa Maanta kormeer ku soo maray Beerlayda...

Xisbiga UCID oo xukuumadda ku dhaliilay go’aamada ay ka soo saartay Aafada Sicir-bararka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa dhaliilay go'aamo wax lagaga qabanayo Aafada Sicir-bararka oo ay shalay shaaciyeen Guddi Xukuumadda ka tirsan oo...

TELESOM iyo DAHABSHIIL oo ka hadlay Go’aankii Xukuumaddu Ka soo saartay Wax ka qabashada Sicir-bararka

Shirkadaha TELESOM iyo DAHABSHIIL oo ka hadlay Go'aankii Xukuumaddu maalintii shalay Ka soo saartay Wax ka qabashada Sicir-bararka, kaas oo qodobbada ugu waaweyni ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img