Boobe Yuusuf Ducaale oo Sixitaan ku sameeyey Qaladaad Taariikhi ah oo Madaxweynaha Somaliya Khudbad kaga hadlay xuska 26-ka June
Hargeysa (SLpost)- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo ah Qoraa Reer Somaliland ah, isla markaana Wasiirka Warfaafinta ka soo noqday Xukuumadda Siilaanyo, ayaa sixitaan ku...
Laascaanood: Wararkii u dambeeyey Meydka Saddex-jir si Axmaqnimo ah loo dilay, Maamul Sool iyo Waalidiin ka hadlay
Laascaanood (SLpost)- Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Subaxnimadii Saaka ka helay Meydka ilmo yar oo saddex sano jir ah,...
Madaxtooyada oo lagu Xusay 57-Guurada ka soo Wareegtay markii Somaliland Xornimada ka qaadatay Maxmiyaddii Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad Casho ah oo lagu xusayey 57-Guurada ka soo wareegtay markii ay Calankii ugu horreeyey ee Soomaaliyi yeelato laga taagay Hargeysa ee...
Sh Aadan-Siira oo Naqdiyey nidaamka gacan-ku-haynta Awoodda talo ee dalka iyo Shakhsiyaad uu sheegay in ku takri-falaan
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa Khudbaddii Salaadda Ciidda ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan, kuwaasi oo ay ka mid...
Wararkii u dambeeyey Dab ka kacay Booyad Shidaal oo ay ku geeriyoodeen 150 Qof iyo Dhaawac tiro badan
Bahawalpur (SLpost) - Ugu yaraan 150 Ruux oo Shacab ah, ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Booyad Shiidaal Sidday oo ku dhacday Kambalka ama...
CODSI: Madaxweyne, Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax U Magacow Guddoomiyaha Wakaaladda Tobobarka Fanka Somaliland – QORE SACAD FARANSAAWI
Magacaygu waa Suxufi Sacad Afjar Xaydle Faransaawi Ugu Horayn Madaxweyne Waan Kusalaamay Anigoo Kugu Salaamayaa Salaanta Islaamka Oo Ah Salaanta Ugu Qaalisan Ee Laysku...
Madaxweyne Galeydh iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Widh-widh iyo soo-dhawayntii Shacabka
Widh-widh (SLpost)- Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay deegaanka Widh-widh oo ka tirsan gobolka Buuhoodle, waxaana halkaas ku soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

