Monthly Archives: December, 2018

spot_imgspot_img

Magaalada Burco oo markii u horeysay yeelanaysa Xarun lagu baadhayo Caafimaadka Xoolaha

Burco (SLpost)- Wasiirka Xannaanadaha Xoolaha, Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Somaliland Md Xasan Gaafaadhi, ayaa maanta dhagax-dhigay Xarun lagu baadhayo Xannaanada Xoolaha taas oo...

Kulan Dhexmaray Saddexda Xisbi Qaran iyo Nuxurka Saddex Qodob lagu Heshiiyey 

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha sare-sare ee Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa saaka kulan ku yeeshay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulanka oo goob-joog ka ahaayeen...

Xukuumadda oo faahfaahisay Sababta Go’aan ay ku mamnuucday Maraakiib Ajaanib ah oo Ka Kalluumaysta Xeebaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday sababta ka dambaysa go'aan ay Xeebaha dalka ka mamnuucday Maraakiibta Ajaanibka ah ee ka Kalluumaysan jiray...

Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka hadlay Doorashada Puntland iyo Xaaladda Ammaanka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaashaan-dhiigga Somaliland Md Ciise Axmed Yuusuf iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo maanta si wada-jir...

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo soo bandhigay Hub ay Dhalinyaradu Habeenkii Adeegsadaan

Hargeysa (SLpost)-Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo ay weheliyaan Ciidamada Booliska iyo Guddiyada ammaanka, ayaa soo bandhigay Hub ay Dhalinyaradu Habeenkii Adeegsadaan kuwaas oo ay ku baadhaan...

XARSHIN: Qorbejoogga iyo Dadka Deegaanka oo Iska Kaashaday Dhismaha Dugsi Sare

Xarshin (SLpost)- Degmada Xarshin oo ka tirsan gobolka Faafan ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa laga hirgeliyey dhismaha Dugsi Sare oo lagu soo kordhiyey magaalada,...

Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Cashuurta lagu soo rogay Saxaafadda Madaxa-bannaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa Warbaahinta dalka ku boorriyey inay raacaan xeerarka dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img