Monthly Archives: March, 2012

spot_imgspot_img

Mac-hadka Faafinta Islaamka oo ka jawaabay qaylo-dhaan ay u gudbiyeen Weriyeyaal laga sii-daayey Xabsiga Hargeysa

Hargeysa, 31 March, 2012 (SLpost)- Deeq muhiim ah oo isugu jirta Maro-kaneecooyin, Raashin iyo Saabuunaha nadaafadda Jidhka iyo Dharka oo loogu talogalay Maxaabiista ku...

Madaxweyne Siilaanyo oo Sarkaal Booliska ka tirsan u magacaabayTaliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska

Hargeysa, 31 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto uu caawa soo saaray  Taliyaha Ciidanka Booliska ugu magacaabay Cabdilaahi...

Madaxtooyada oo Shahaado-sharaf ku maamuustay Marwo Khadra Xaaji Geydh

Hargeysa, 31 March, 2012 (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Waris Sh. Maxamed Jirde ayaa Munaasibad ay Maanta ku qabatay Qasriga Madaxtooyada waxay Shahaado...

Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo maanta Warbixin Miisaaniyadda Qaranka 2012 Golaha Horkeenay

Hargeysa, 31 March, 2012 (SLpost)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiillada JSL oo uu shir guddoominayey Gudoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa goluhu warbixin...

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo ka warbixiyey Casuumad ay xukuumaddiisu ka heshay Barlamanka Yurub

Hargeysa, 31 March, 2012(SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isla markaana ka warbixiyey...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Xadhigga ka jaray Cusbitaalka Cusub oo laga hirgeliyey Galbeedka Caasimadda

Hargeysa, 31 March, 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku  xigeenka  JSL  Md  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa maanta  xadhigga ka jaray  cusbitaal  cusub  oo laga  furay ...

Jabhadda Mucaaradka ee Mali oo gacanta ku dhigay Magaalo Muhiim ah

Bamako, 31 March, 2012 (SLpost)- Jabhadda  Tawaariqa  ee gacanta  ku haysa  Waqooyiga dalka  Maali  ayaa maanta  gudaha u soo gashay  magaalada  Goy ka dib...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img