Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday Caws Lagu Gargaaro Xoolaha Abaaraysan

Wajaale(Slpost)-Dawlad deegaanka Soomaalid Itoobiya ayaa Somaliland soo gaadhsiiyay deeq caws ah oo loogu talo galay in la siiyo xolaha abaaraysan ee galbeedka Somaliland, waxaana...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Maxkamada Sare Ee Dalkaasi Ay Ku Xukuntay Dastuur Jabin

Hargeysa(Slpost)-Maxkamada sare ee Koonfur Afrika ayaa go'aan ka gaartay dacwad Madaxweyne Jacob Zuma oo la xiriirta lacagta dowladda oo lagu bixiyay guri uu dhisanayay. Xeer...

Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadayl Hakinta Diiwaangalinta, Abaaraha iyo Arimo kale

Hargeysa(Slpost)-Madaxweytne Siilanayo ayaa maanta qasriga madaxtooyada kaga halday arimo badan oo la xidhiidha xaalada dalka doorashooyinka iyo diiwaangalinta la hakiyay iyo abaaraha dalkii ku...

Daawo:-Kulanka Madaxweynaha Jabuuti Iyo Dhalinyarada Dalkaas iyo Su’aalii La Waydiiayay Madaxweynaha

Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil CUmar Geele ayaa kulan la qaatay dhalinyarada dalkaas, waxaana ay waydiiyeen su'aalo la xidhiidha xaaladooda iyo waxyaabaha xukuumadiisa uga qorshaysan. https://youtu.be/9JdowB5YzLU

QM oo lacag gargaar u codsatay Soomaaliya

Somaliya(Slpost)-Qaramada Midoobay ayaa codsatay in ka badan boqol milyan oo dollar oo lacag gargaar deg deg lagu siinayo Soomaaliya, si looga hortago cunto la'aan...

Daawo” Anigaan ogalayn in ciidan khaatumo uu dhismo” Cali Khaliif iyo Garabkiisa Ciidanka Oo Isku Dhacay Sirtooduna Banaanka U Soo Baxday

Buuhoodle(Slpost)-Cid Sir ah oo lagu duubay hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif iyo garabkiisa ciidana ayaa muujiyay khilaaf xoogan oo arimaha dhaqalaha la xidhiidha oo dhex...

Daawo:-WAFTI UU HOGAAMINAAYO MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO SOO GAADHAY BOORAMA

Booram(SLpost)-Wafi balaadhan oo ay hogaaminayaan madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo wasiirka arimaha gudaha CalI Warancade ayaa gaadhay xarunta gobalka Awdal ee Boorama. https://youtu.be/JqY7-i_ilu0

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img