Monthly Archives: January, 2017

spot_imgspot_img

Baanka Dhexe Oo Faaf-faahiyey Go’aamo Lagu Fulinayo Amarkii Xukuumadda Ee Sixir Bararka

(SL.Post) Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), ayaa uu sheegay in Baanka dhexe mar kale soo saarey go'aamo ku saabsan sarifka...

Xukuumadda Somaliland Oo Rajo Ka Muujisay In Sucuudigu Dib U Furo Xoolaha

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay go'aankii sannadkii hore ay dawladda Sucuudigu ku joojisay Xoolaha Soomaalida ee...

Dhalinyaro Laba Gabdhood Ku Kufsaday Goldogob Oo Xukun Lagu Riday (SAWIRRO)

(SL.Post) Shan Dhalinyaro ah oo dhamaadkii sanadkii hore labo Gabdhood ku kufsaday Degmada Galdogob kadibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu...

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Si Taxader Leh Uga Hadlay Wada-hadallada U Dhexeeya Somaliland Iyo Somalia

(SL.Post) Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Hailemariam desalegn, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Wada-hadallada u dhexeeya Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya. Raysal-wasaaraha Itoobiya oo u warramay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Sheegay Inuu Ka Xumaaday Sidii Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Hore Ee Biyaha

(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax...

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Lagu Mamnuucayo Joojinta Isticmaalka Iyo Ku Safarka Baasaboorka Somalia

(SL.Post) Shir maanta iskugu   yimaadeen  Wasiirada Wasaaradaha  Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, Wasiirka Duuliska, Hawada iyo gaadiidka Cirka Farxaan  Aadan Haybe, oo  ay ...

Madaxtooyad Iyo Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Weli Aan Ka Hadlin Baaqii Beesha Caalamka

(SL.Post) Madaxtooyada Somaliland ayaan weli wax jawaab ah ka bixin war-murtiyeed culus oo ay dalalka beesha caalamku kaga jawaabeen dib u dhigistii doorashada. War-murtiyeedkaas, ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img