Monthly Archives: July, 2022

spot_imgspot_img

“Kuwa Xumaanta Ka Shaqeeya ee Jecel in Somaliland Dib u dhacdo inaad ka Hadhaan baan Jeclaan lahaa”

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa dhalinyada dalka, gaar ahaan kuwa magaalada Hargeysa ugu baaqay inay la dagaalamaan aafada...

Siyaasi Cabdilaahi Cukuse oo Madal Ka weeraray Madaxweyne Biixi iyo Jawaabtii Wasiir Cabdilaahi Faarax

Siyaasi Cabdilaahi Cukuse oo saaka ka qayb-galay munaasibad meher ah, ayaa si qaawan u weeraray Madaxweyne Muuse Biixi, waxaana hadalkiisa ka jawaabay Wasiirka Macdanta...

Carwada 15-aad ee Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa oo la Soo Gebagabeeyey

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa Jimcihii xalay si rasmi ah u soo gebo-gabeeyey Bandhigga Caalamiga...

Xaaska Mo Faarax Oo Ka Hadashay Taariikhda Cusub Ee Odaygeeda

London (SLpost) - Xaaska Orodyahanka Caalamiga ah ee Mo Faarax, Magaciisa Runta ahina yahay Xuseen Cabdi Kaahin, ayaa ka hadashay Taariikhda Murugada leh ee...

Ahmiyadda Kaydka oo loo Beddalo Casriga Dhijitaalka iyo Maalinta 5aad ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Carwada 15-aad ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa, ayaa maalintii shanaad maanta si xidhiidh ah uga socday Xarunta ee Dhaqanka ee...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Ciidanka Dab-demiska Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta ansixiyey xeerka Ciidanka Dab-demiska Qaranka oo fadhiyadii u dambeeyey dooddiisu Golaha ka socotay. Fadhiga maanta Golaha Wakiillada oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img