Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

DAAWO Qaybta 14aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka iyo Mamaaliktii Xukumaysay Dalka Masar

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 14aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...

DAAWO Warbixin laga diyaariyey Maanta oo kale iyo Gudo-galkii SNM ee Magaalada Hargeysa

DAAWO Warbixin laga diyaariyey Gudo-galkii SNM ee Magaalada Hargeysa oo ku beegan maanta oo taariihdu tahay 31 May 1988-kii, waxaana xog-warranka dhacdadan laga waraystay...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Ciidamo ka tirsan Qaranka oo u goostay maamul-goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay ciidamo ka tirsan Ciidanka Qaranka, kana hawl-gali jiray fadhiisimada gobolka Badhan, kuwaas oo isu-dhiibay isla markaana u...

DAAWO Wacdarihii Soomaalida Soo Maray Qarnigii Tagay: Dilkii Culimada iyo Dagaalkii Ethiopia

Qaybta 10 iyo 11aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay. Barnaamijkan ayaa ka baxay Idaacadda BBC-da Toban...

DAAWO Qaybta 13aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka iyo Duullaankii Masar

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 13aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...

Somaliland: Mashruuca JPLG oo markii u horeysay la wada-gaadhsiinayo Dalka iyo Tirada Degmooyinka ka Qayb-qaadanaya

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta shir isugu yimi Guddi heer Wasiir ah oo gacanta ku haya maamulka Mashruuca JPLG Horumarinta iyo Maamul-daadejinta Dowladaha Hoose ee...

“Hargeysa waxa laynoogu Keenay Dhaqankii Reer Galbeedka” – Xildhibaan Dhaliilay Go’aan ka soo baxay Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Yaasiin Dheeg oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa dhaliilay go'aan ay soo saartay Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img