Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Carruur Walaalo ah oo Dacwad ku oogay Shirkadda Diyaaradaha ee Malaysian Airlines

Kual Lumpur (SLpost)- Laba carruur ah oo u dhashay waddanka Malaysia, ayaa dacwad ka gudbiyey shirkadda diyaaradaha ee dalkaasi oo ay ku eedeeyeen inay...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 29aad ( Gaandhi: Magac iyo Maktabad

“Guclo been ah, gaalleef af-daran, gawdhis iyo duudsi, Lib-gad iyo ammuur wada gurracan, geesi la illaawo, Giddi xalay waxaan Yuusufow, gurayay taariikhe, Ged-geddoonka waayaha haddaan, gaar u...

Guddi Dhalinyaro Isu-xil-saaray xalinta khilaafka Maxkabadda Gaandi oo faahfaahiyey qaabka ay u galeeb iyo sida ay ugu suurta-gashay guusha laga gaadhay Hanashada Maktabaddaas

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan hoggaannada Ururrada Dhalinyarada, Naadiyada Akhrista, Ururrada Qoraalka, Aqoonyahan Isku xil-qaamay Xal-ka-gaadhista Xiisad ka taagnayd Maktabadda Gaandi ee magaalada Hargeysa,...

Halkan Ka Dhegayso Wararka iyo Barnaamijyada RADIO HIRAD ee Todobaadkan

GUJI SAWIRKA si aad u dhegaysato/u soo dejisato Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Aaminsan in wax-qabadkeedu Jawaab ugu filan yahay Dhaliilaha Siyaasiyiinta Mucaaradka ah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sheegtay inaanay dheg-jalaq u siin doonin isla markaana aanay ku mashquuli doonin inay ka jawaabto Dhaliilaha siyaasiyiinta Mucaaradka...

Jamaal Cali Xuseen oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Heathrow Aiport iyo Nuxurka Kulamo uu la qaatay Madaxda Xisbiga ka hor intaanu safar ugu...

London (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo-dhawayn ballaadhan loogu sameeyey Gegida diyaaradaha Heathrow Airport ee magaalada London oo...

Guddi Dhalinyaro Ah oo ku guulaysatay in Dib loo Furo Maktabadda GANDI oo saddex maalmood Quful ka laalaaday

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Maktabada Gaandi ee magaalada Hargeysa oo ay wax ku akhristaan dhalinyarada iyo aqoonyahanka wax ka barata jaamacadaha dalka, ayaa shalay dib...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img