Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Mudane ka tirsan Golaha Guurtida oo baaq Qayblo-dhaan ah u diray Xukuumadda iyo Hay’adaha Caalamiga ah

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa xukuumadda Somaliland iyo hay’adaha Gar-gaarka Caalamiga ah ugu baaqay...

Dookhu Waa Balaayo! ~ W/Q: Ibraahim Yuusuf Axmed [Hawd]

Dookhu waa wax yaab leh. La garan maayo inankaa yar waxa hubka jeclaysiiyay. Maalintii uu dab ka leexday ayuu bilaabay in uu wixii gacantiisa...

Muwaadinka Xoriyadda Laga Qaaday, Ma Helaa Xuquuqda Dastuurkiisu Siiyay? – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Mas'uuliyadda dembi ciqaabeed waxay ku kooban tahay cidda geysatay oo keliya.  ciqaabta jidhka iyo wax yeelo kasta oo loo geysto way reebban tahay. Waxa reebban in...

Beledkii Hal-doorka: Maasno Loo Hibeeyay Buco iyo Bulshadeeda – Ereyada Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Jiiftadan waxa aan tiriyay 22/01/2013-ka markaas oo aan u geeddiyay Burco si aan uga qaybgalo Barnaamijka Waddaniyadda oo uu hormood ka ahaa Abwaan Axmed...

“Yurub Baan ka Gacan Haadiyaa Markaan Guurawee” – Qaybtii 2aad ~ Maxamed Siciid Gees

Jeffrey Herbst oo ah Professor wax-ka-dhiga Jaamacadda Princeton University Qaybta Culuunta Siyaasadda, ayaa Buug u qoray oo la yidhaahdo State and Power in Africa,...

Sidee ayaynu ula dhaqannaa Da’yarteenna? – W/Q: C/raxmaan C/laahi Warsame

Dhaqannada ku salaysan tarbiyadda caruurta ee aynu leennahay haddaynu soomaali nahay, ayaa waxa ka mid ah in ilmaha aan loo oggolayn in uu dareemo...

Sheekada iyo xanta dumar waa u halis dhismaha qoyska –W/Q: Garyaqaan Cabdikariim

Samiir iyo sihaam waxay ahaayeen qoys ku wada noolaa farxad iyo badhaadhe waxay lahaayeen laba caruura wiil iyo gabadh si wanaagsan loo barbaariyay, waxay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img