Monthly Archives: May, 2023

spot_imgspot_img

Somaliland: A planned terrorist attack successfully thwarted by Security forces in Sool region

The Somaliland government has briefed the latest updates about a planned terrorist attack carried out by the LasAnod-based militias in the Sool region. Below is...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maayirkii U horreeyey ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee caasimadda Hargeysa...

Recep Dayyib Erdogan oo mar kale loo Doortay Madaxweynaha Turkiye iyo Xukuumadda Somaliland Oo Hambalyo U Dirtay

Ankara (SLpost)- Shacabka dalka Turkiye, ayaa mar kale xilka madaxweynaha dalkaas u cumaaday madaxweynaha kursiga ku fadhiya Recep Dayyib Erdogan, Sida ay muujinayaan Natiijooyinka...

Baanka Dhexe Oo Soo Saaray Awaamiir Lagu Xakamaynayo Sicir-bararka Shilinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Maamulka sare ee Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa soo saaray go'aamo ku socota Sarrifleyaasha Dalka qaarkood, kuwaasi oo baalmaray Qiimaha Sarrifka ee...

Madaxweynaha Somailand Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan-Sharafeed Ugu Sameeyey Marwo Edna Aadan Oo Abaalmarin Caalami Ah Ku Guulaysatay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta munaasibad ballaadhan oo soo dhaweyn iyo bogaadin ah qasriga madaxtooyada ugu sameeyey Ergaygiisa...

Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo hoggaanka Dallada Ururrada Dhallinyarada ee SONYO?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley  hoggaanka dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO. Kulankan oo ujeeddadiisu...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Xarunta Midowga Yurub

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti uu hoggaminayo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee xarunta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img