HomeQormooyin Khaas ah

Qormooyin Khaas ah

spot_imgspot_img

Aqoonsiga Somaliland: Muxuu Uga Dhigan Yahay Jigjiga, Jabuuti iyo Mustaqbalka Gobolka?

Somaliland, oo tan iyo 1991-kii dib ula soo noqotay madax-bannaanidii ay lumisay 1960-kii xilligaas oo ay la midowday Soomaalida, ayaa hadda gashay marxalad cusub oo siyaasadeed kadib markii ay heshay aqoonsi caalami ah oo jebiyey xayndaabkii muddada dheer jiray. Isbeddelkan ayaa si gaar ah muhiim ugu ah dalalka Gobolka Geeska Afrika iyo Xeebaha Badda Cas.

Faa’idooyinka Aqoonsiga Somaliland sida gaarka ah ugu leeyahay Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Aqoonsiga caalamiga ah ee Somaliland wuxuu yeelanayaa saameyn istiraatiiji ah oo togan, gaar ahaan Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI), marka la eego ganacsi, horumar dhaqaale,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img