Guddiga Iskaashatada NAFAQO oo Cambaareeyey Xeerka Hilibka, eedaynna u jeediyey Maamul Kawaanka Hilibka
Hargeysa, (SLpost)- Guddiga is-kaashatada hiliblayaasha ee Nafaqo ayaa cabasho ka muujiyey qodobbo ku jira xeerka hilibka wasaaradda xannaanada xooluhu dhawaan u gudbisay golaha wakiillada...
Muuse Biixi oo Afka Xidhay Xadhiga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley iyo Hirdanka Laga Dareemay Masuuliyiin Katirsan Xukuumada oo isu seegay arintan
Gabiley, (SLpost)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi ayaa guud ahaanba ka gaabsadey in, uu ka hadlo arinta Xadhiga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley...
Weriye Axmed Xasan Cawke iyo Telefishanka Universal Iyamaa Caansan?
Maalmihii ugu danbaysay waxaa dadwaynaha afka soomaaliga ku hadlaa in badan hadal hayaan weriyihii waynaa ee Axmed Xasan Cawke oo laga fadhiisiyay shaqadii uu...
Cigaal: Hoggaamiye U Qalma In Loo Aqoonsado Aabbaha Somaliland (3)
Haddii aynu toos ugu daadagno hoggaamiyaha u qalma in loo aqoonsado Aabbaha S/Land, dalkeennu waxa uu xoroobay laba jeer oo kala ah 26-June-1960kii iyo...
Hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Gacanta Carbeed oo weerar diyaaraded lagu dilay
Qaahira, (SLpost)- Hoggaamiye sare oo ka tirsan Urur-weynaha Al-Qaacida isla markaana Maraykanka uga diiwaan-gashanaa khatarta ugu weyn ee dalkaasi amaanka gudihiisa baqdinta uga qabo,...
Sanaag: Alaabooyin aan noocooda hore loo arkin oo ka soo caariday xeebaha & Dadweyne guranaya
Hargeysa, (SLpost)- Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in degaanada xeebaha Shalcaw lagu arkayay beryahanba alaabooyin la garan-waayay oo loo malaynayo inay dhanka...
Faysal Cali Waraabe: “Waligay waxba ma basaasin, waxa jooga raggii NSS-ta ahaa ee Cabdillaahi Cirro iyo Cali Warancadde ka midka ahaayeen”
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyey eedayntii uu u soo jeediyey madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

