Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Sheekh Barbaraawi oo Naqdiyey Qaabka ay isku casilleen Wasiiradii Shaqada ka Tagay, Saxaafadana Dardaaran u Jeediyay

  Hargeysa(SLpost)- Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi “Barbaraawi” oo ka mid ah culimada Somaliland, horena aan looga baran ka hadalka  arrimaha siyaasadda ayaa markii u horaysay...

SABAWANAAG: Saddex Nin oo Rasaas lagu Dilay

    Nin hubaysan, ayaa  sadex nin ku dilay tuullada Ina Higle ee degmada Sabawanaag ee Gobolka Maroodijeex. ALLE ha u naxariistee waxaa geeriyooday Sadexda Marxuum ee kala...

Maxay ka Wada Hadleen Madaxweynaha iyo Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye?

  Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha JSL ayaa xalay la kulmay qayb ka mid garabyada ku loolamaya xisbiga Kulmiye oo ah garabka isbahaysiga musharixiinta dhawrka ah kaas oo...

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 12aad

Intaas markii ay ku tiraabeen Caruurtii ay dhashay,ayay iyada oo aan hadalba afkeeda kasoo bixin waxay si toos ah ugu soo tuurtay Ismaaciil Sufur...

Carwada Todobaad ee Ganacsiga Somaliland oo Hargeysa laga Furay

    Hargeysa(SLpost)- Carwadda ganacsiga Somaliland oo sanad kasta Hargeysa lagu qabto ayaa waxa maanta kalkeedii todobaad laga furay magaalada Hargeysa. Carwaddan ayaa waxa aalaaba soo...

Berbera: Bandhigga Buug ka Hadlaya Dhibaatooyinka Haysta Dadka la Haybsooco

Berbera(SLpost):Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Bandhigay Buug la yidhaa DIRSOOC oo uu qoray mid kamida Naadiga Halkaraan-Burco oo la yidhaa Maxamed Ismaciil cali ayaa...

Kala Duwanaanshaha Shaqo iyo Shakhsiyadeed ee Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Cali!

  Kala duwanaanshuhu maaha mid ku yimaada doorasho iyo rabis, mana aha mid ka dhasha  iska yeelyeelid, mana aha mid qofku siduu doono u dhigi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img