Monthly Archives: January, 2024

spot_imgspot_img

Kacdoonno Hor Leh oo Ilhan Cumar Kaga Furmay Gudaha Maraykanka

Washington (SLpost)- Gudaha Dalka Maraykanka waxa sii xoogeynaya baaqyada shacabka iyo siyaasiyiinta dalkaasi ku dalbanayaan in xilka lagaa xayuubiyo Elhan Cumar oo ka tirsan...

Ethiopia oo Golaha Ammaanka Horgeysay Heshiiska is-faham ee Dhexmaray Somaliland

New York (SLpost)- Dowladda Ethiopia, ayaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay hor-gaysay Heshiiska Is-faham ee dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland. Warqad ku taariikheysan 26 January, 2024 oo...

Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia Oo Kacdoon Hor Leh ka Furay Qaaradda Afrika

Hargeysa (SLpost)- Somaliland iyo Ethiopia ayaa horaantii bishan kala saxeexday heshiis is-garad oo dalka Itoobiya u suurto-galinaya inay hesho marin-badeed Kiro ah oo ay...

Xisbul-Xaakimka Ethiopia haya oo Go’aamiyey Meel-marinta Heshiiska Is-afgarad ee Somaliland

Golaha Dhexe ee Xisbiyada hoggaamiya talada dalka Ethiopia, ayaa go’aamiyey in la meelmariyo heshiiska is-afgarad ee horaantii bishan dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland. Xisbiga Prosperity Party (Barwaaqo)...

Dowladda Ethiopia oo u Quus-goysay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xulafadiisa Bariga Dhexe

"Ma Jirto Cid Wax Ka Beddeli Karta Heshiiska is-afgarad ee Ethiopia iyo Somaliland" - Ambassador Meles Alem, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia. Addis Ababa (SLpost)-...

Xukuumadda Somaliland Oo Madaxweynaha Masar Farta Ugu Fiiqday Baylahda waajibaad Uu Dayacay

Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay Dalka Masar Uga Digtay Faro-gelinta Heshiiska Is-afgarad ee Dhexmaray dalka Ethiopia Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Dowladda Masar uga digtay inay...

Dowladda Ethiopia iyo Shirkadda DP World Oo Isla Qaatay Xoojinta Isticmaalka Dekedda Berbera

Addis Ababa (SLpost)- Guddoomiyaha iyo Maamulaha Guud ee Shirkadda DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem iyo Ra’iisal-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia, Demeke...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img