Somali News
Tibor Nagy Oo Washington Ka Diray Farriin Gogol-xaadh u Ah Socdaalka Madaxweyne Cirro ee Maraykanka
Washington (SLpost)- Danjire Tibor Nagy, oo hore u soo noqday Safiirka Maraykanka u qaabilsanaa Itoobiya, ayaa sheegay in muhiimadda istiraatiijiyadeed ee Somaliland ay si...
Somali News
SOLJA Oo Ka Digay ‘Cadaadiska, Cabsi-gelinta iyo Cabudhinta’ Suxufiyiinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa walaac xooggan ka muujiyey xadhigga suxufi Cabdiqani Xuseen Abokor, oo loo yaqaan Cabdiqani Baylood, kaas oo...
Caalamka
Dagaal Ganacsi oo ka dhex-qarxay Maraykanka iyo Canada
Washington (SLpost)- Xiisad ganacsi oo xooggan ayaa ka dhex qaraxday Maraykanka iyo Canada, kaddib markii wada-xaajoodyo maalmo socday oo ay labada dhinac ku doonayeen...
Latest News
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Shuruud Ku Xidhay Dhismaha Masaajidda iyo Madaarista
Hargeysa (SLpost) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hay’adaha khayriga ah, ururrada iyo cid kasta oo ka shaqaysa arrimaha masaajidda, madarista Qur’aanka...
Somaliland
Madaxweyne Cirro oo Beesha Caalamka U Sharaxay Guulaha Somaliland iyo Qorshaha Mustaqbalka
Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa shir ay isugu yimaadeen daneeyayaasha caalamika kaga hadlay qorshayaasha dowladdiisa ee dhinacyada nabadda, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,...
Latest News
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ka Muquurtay Cabashada Bukaanada Kelyaha ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost) – Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo gelinkii dambe ee maanta ka qabsoomay Madaxtooyada, ayaan gebi ahaanba lagu soo hadal-qaadin cabashooyinka ay gelinkii...
Somaliland
Isku-Shaandheyn Lagu Sameeyey Maamuleyaasha Dugsiyada Sare ee Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa isku-beddel, magacaabis iyo xil-ka-qaadis ku sameeyey maamulayaasha dugsiyada sare ee dawladda ee Gobolka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

