Monthly Archives: July, 2014

spot_imgspot_img

Telefishanka Al Jazeera oo Baahiyey Maanso Suxufi Soomaaliyeed u Tiriyey Shacabka La Gumaadayo ee Gaza (DAAWO)

Doha (SLpost)- Suxufi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa Maanso uu ku cabbiray sida ay u damaqday Xasuuqa Yuhuuddu ku hayso Shacabka...

Cudurka Ebola oo fara-baas ku haya Waddamo Afrika ah, Duniduna ka Qaylisay Xawliga uu ku Fidayo oo laga Cabsi Qabo inuu soo gaadho Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Waddamada ku yaala Galbeedka Afrika waxa ka dillaacay Cudur dilaa ah oo aan wax daawo ah oo lagaga hortago iyo mid lagu...

Sannadkan iyo Dugsiyada Cusub – C/fataah M.Ahmed

Sannad Dugsiyeedkii waxbarasho ee Somaliland Ayaa dib u Furmaya Wakhti dhow ka dib,Fasax,Farxadii Ciida iyo Soonkii Ramadaan ka dib waxa la sugaaba waa Socodkii...

Xamaas waa urur Noocee ah? – Sooyaal iyo Falanqayn: Q.2aad – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Kacdoonkii labaad (Second Intifada) Sannadkii 2000 waxa bilaabmay kacdoonkii ay shacabka reer falastiin kaga soo horjeedeen qabsashada yuhuud ee dhulkooda. Mudadii uu socday kacdoonku dadka...

Maanta Aan Ka Bilownee Musuq-maasuqa Diidda! W/Q: Bashe Ali Beddel

Dal iyo dad wuxay ku horumaraan cadaalad iyo sinaan loo sinaado addeegyada dawlada, kheyraadka dalka iyo sharciga iyo qawaaninta dalka u yaala. Somaliland waxay...

Hargeysa: Warbixin Caafimaad oo daboolka ka qaadday sida Xawliga ah ee uu Bulshada dhexdeeda ugu fidayo Cudurka Halista ah ee Joonis-cadka ama Cagaar-showga [Hepatitis...

Hargeysa (SLpost)- Baadhis Caafimaad oo lagu sameeyey Boqolaal qof oo booqday Siddeed Cusbitaal ama Xarun Caafimaad oo ku kala yaala gobollada iyo degmooyinka Somaliland,...

Magacyada Shan ka mid ah dalalka Latin America oo dib ugu yeedhay Safiirradoodii ka joogay Israel

London (SLpost)- Shan waddan oo ku yaala qaaradda Latin America, ayaa safiirradooda uga yeedhay magaalada Tel Aviv ee caasimadda dawladda Yuhuudda, iyaga oo ujeeddadoodu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img