Somalia
“Soomaaliya Waa Waddan Fashilmay” – Madaxweynaha Maraykanka
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ku qaaday Soomaaliya oo uu ku tilmaamay waddan fashilmay. Madaxweyne Trump oo maanta khudbad dheer ka...
Somalia
Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Olole Ka Dhan Ah Aqoonsiga JSL Oo Soomaaliya Bilowday
Dawladda Somaliland, ayaa si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, kaasi oo uu Qurbe-joogta Soomaaliya ee ku nool...
Somalia
Gacan-yarihii Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xil Looga Magacaabay Xukuumadda Madaxweyne Cirro
Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxa uu ku ololeeyay Isbeddel, waxayna shacabka Somaliland fiilayeen inuu u horseedi doono...
Somali News
Warbixin Ka Digtay Halista Isbahaysiga Cusub ee Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen
Hargeysa (SLpost)- Xidhiidhka dhexeeya Xuutiyiinta iyo Al-Shabaabta Soomaaliya waxa laga yaabaa inuu caqabad ku noqdo Isu-socodka maraakiibta Bariga Dhexe, sida lagu sheegay warbixin hor...
Somali News
Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka U Gudbisay Magacyada Dhalinyaro U Af-duuban Somalia
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay Lix dhalinyaro u dhashay Somaliland...
Somalia
Beesha Caalamka oo Bogaadisay Wax-ka-beddelka Dastuurka Soomaaliya Oo Khilaaf Siyaasadeed ka Abuuray Dalkaas
Nairobi (SLpost)- Saaxiibada Soomaaliya ee beesha Caalamka, ayaa maanta bayaan wada-jir ah ka soo saaray dib-u-eegista Dastuurka dalkaas oo ay si weyn u soo...
Puntland
Maamul-goboleedka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dowlad Ka Madax-bannaan Federaalka Soomaaliya
Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inay kalsoonida kala laabteen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaanay sheegeen wixii hadda ka dambeeya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

