Monthly Archives: April, 2017

spot_imgspot_img

Shirkadda Korontada SOMPOWER oo iska difaacay dhaliilo loo jeediyey, kana hadlay Qaabka ay u hawl-galaan

Hargeysa (CH)- Maamulka Shirkadda Korontada SOMPOWER oo ka hawl-gala magaalada Hargeysa, ayaa iska difaacay eedo loogu jeediyey in kooto loogu xidhay bixinta Adeegga Korontada...

Turkiga Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Barta Wikipedia

(SL.Post) Mas'uuliyiinta Turkiga ayaa xayiraad dalka oo dhan ah waxa ay ku soo rogeen barta internetka ee Wikipedia oo ah mid ka mid ah...

Hargeysa: Madaxweyne Siillaanyo Oo Kormeeray Adeegyo Caaafimaad Oo Ay Bixinayaan Dhakhaatiir Imaraadka Ka Socda (SAWIRRO)

Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar...

Qaybintii Kaadhadhka Cod-bixinta Oo Ka Bilaabmatay Gobalka Awdal , Farriinta Saddexda Xisbi Iyo Guddiga Doorashooyinka

(SL.Post) Magaaladda Boorama ee xarunta gobalka Awdal maanta si rasmi ah uga bilaabmatay qaybinta kaadhadhka cod-bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland , waxaana ka hadlay masuulyiin ka...

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In La Xakameeyay Shuba-biyood Ka Dilaacay Buuhoodle

(SL.Post) Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa daboolka ka qaaday inay ku guulaysteen xakamaynta shuban biyoodkii ka dilaacay Buuhoodle iyo...

Xisbiga KULMIYE Oo Mucaaridka Ugu Baaqay Inay Isku Diyaariyaan Tartanka Doorashada

(SL.Post)  Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga taladda dalka haya ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in xisbi ahaan ay diyaar u yihiin...

Dil-dilaacii WADDANI Oo Bilaabmay Iyo Xildhibaan Rayte Oo La Filayo Inuu Ku Biiro Xisbiga KULMIYE

(SL.Post) Wararka ay helayaso shabakada Somaliladpost.net, ayaa sheegay in xubno miisaan siyaasadeed leh ay ku tallo-jiraan inay ka baxaan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img