Monthly Archives: February, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland oo War Ka Soo Saartay Xiisadda Dagaal ee Dalka Ukraine iyo Samata-bixinta Arday ku Xanniban

Xukuumadda Somaliland oo Bilowday Qorshe lagu Samato-bixinayo Arday ku Xanniban Dalka Ukraine Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaalka ka socda...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Dagaalka Ruushka iyo Ukraine una Hanjabay Ganacsatada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay Saamaynta ka dhalatay xaaladda Abaareed ee ka jirta Somaliland iyo sida uu...

Somaliland: Biriish laga hirgeliyey Doox Gumaaday Dad iyo Gaadiid Badan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray Biriij-ka Dooxa Degmada Dacar-budhuq oo ahaa doox galaaftay...

Madaxweynaha Ruushka oo Heegan Galiyey Difaaca Gantaalaha Nukliyeerka

Moscow (SLpost)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray inay heegan buuxa galaan Ciidammada Difaaca Cirka ee adeegsada noocyada Gantaalaha xambaara Hubka noocyadiisa kala duwan. Madaxweynaha...

Dalal Reer Galbeedka oo ku Heshiiyey in Bangiyada Ruushka laga Saaro Nidaamka SWIFT

Hargeysa (SLpost)- Waddamada Reer Galbeedka intooda badan ayaa isku raacay dhaqan-gelinta Cuna-qabatayntii Dhaqaale ee ugu adkayd ee ay saaraan dalka Ruushka oo duullaan la...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Safiirrada Somaliland U Fadhiya Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Kulan la qaatay Safiirrada Somaliland u fadhiya dalalka Caalamka oo maalmihii u dambeeyey duruus...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tabobar u furay Garsooreyaasha Maxkamadaha Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta magaalada Hargeysa tabobar muddo lix maalmood ah soconaya u furay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img