Dacwad Ciqaab ah oo Madaxtooyadu Ku Oogtay Wargeyska Ogaal oo Mar kale Maxkamaddu Muddaysay
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa mar kale dib u muddaysay Khamiista toddobaadkan oo ku beegan 5 May 2016 dhegaysiga Dacwad ciqaab ah...
Guddiga Horumarinta Degmada Faraweyne oo Dejiyey Qorshe ay ugu talo-galeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Degmada
HARGEYSA (SLpost)- Guddiga Horumarinta Degmada Faraweyne, ayaa diyaariyey Qorshe ay ugu talo-galeen inay dadweynaha degmadaasi kaga qayb-qaataan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la filayo inay maalinta...
Nuxurka Qodobbo ka soo baxay shir ay magaalada Gabiley ku yeesheen Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia
Gabiley (SLpost)- Shir labadii casho ee u danbeeyey uga socday magaalada Gabiley dawladaha Somaliland iyo itoobiya, ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey...
Soomaaliya: Dhul-gariir ka dhacay Badweynta Hindiya oo Khasaare u geystay Dekedda magaalada Muqdisho
Muqdisho (SLpost)- Dekedda Magaalada Muqdisho ee dalkaasi Soomaliya, ayaa waxaa ku dhuftay gellinkii dambe maanta ah Mowjado ka dhashay bad-gariir ka dhacay Badweynta Hindiya,...
Liiska Magacyada iyo Sawirro laga helay 400 Tahriibayaal Soomaali u badan oo ku dhintay Xeebaha Dalka Masar
QAAHIR (SLpost)- Afar Boqol oo Ruux Dad tiradooda lagu sheegay oo Tahriibayaal ah oo Boqollaal ka tirsani Soomaali yihiin, ayaa ku dhintay Badda u...
Ma dad baa, doqoneey dabkaa ba’! – Qalinka: Barkhad M. Kaariye
Iyadoo kaba la' oo ordaysa ayay haddana sinta ku sidday inantii ay dhashay ee ay mataannaha ahaayeen Hacoo. Qiyaastii wakhtigaa Hacoo wuxuu jiray toddoba...
Daawo:-Haweenay ka Waraysa Sababta Ay Dalalka Reer Galbeedku u Caawiyaan Haweenka Marka Ay Ninka Iskhilaafaan
halkan ka daawo barnaamij lagu waraysanaayo haweenay u dhuundaloosha arimaha qoyska dalalka reer galbeedka iyo tilmaamaha ay bixinayso. https://youtu.be/YSvzTWx3vTc
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

