Martiqaad – Nagala Soo Qayb gal Shirka Telephoneka Qurbajooga Somaliland oo uu Qabanayo Wasiir Osman Sahardiid Cadaani
Xafiiska Somaliland ee Maraykanka wuxu ku martiqaadayaa dhamaan qurbajooga Somaliland ee degan USA, Canada, Italy, UK, Germany, Natherland, UAE iyo France, inaad nagala soo...
Kulan lagu Naaqishayo Xeerka Anshaxa Doorashada oo Maanta Hargeysa ka Furmay
Hargeysa (SLpost)- Kulan lagu faaqidayo xeerka Anshaxa saxaafadda ee doorka tebinta doorashada Goleyaasha deegaanka, ayaa maanta Magaalada Hargeysa uga furmay suxufiyiin ka socotay hay’adaha...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo soo guryo-noqday, kana warramay socdaal uu todobaad dalka kaga maqnaa
Berbera (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dalka ku soo guryo noqday, kadib markii uu muddo todobaad ah safar...
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale – Qormadiisii 22aad
Sidii dhaqanku ururku ahaa, Kal-fadhigii ayaa la yar xidhay si dibadda loogu baxo oo afka la isu geliyo, loogana wada-tashado wixii laga yeeli lahaa cod-bixinta Guddida Fulinta. Waqti badan laguma qaadan wada-tashigii degdegna waxa loogu soo noqday qolkii shirka. Waa gelin danbe iyo xaruntii maamulka ee SNM ee Diridhabe.
Xukuumadda oo Digniin u Dirtay Qaybaha Siyaasadda ee Doorashada ka Qayb-galaya
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa u soo jeediyay Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada ee ka...
Ujeeddada Kulan Boorama ku dhexmaray Daneeyeyaasha Doorashada Deegaanka ee Gobolka Awdal
Borama (SLpost)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ay Weheliyaan Maayarka Magaalada Boorama iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal ayaa Maanta kulan kula yeeshay Xarunta...
Ururka SORADI oo Hargeysa ku Qabtay Kulan-weyne lagu faaqiday Hannaanka Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia
Hargeysa (SLPost)- Shirweynihii 3aad ee Machadka SORADI oo lagaga hadlayay Qadiyada Gooni isu taaga Somaliland iyo Wada hadaladii dhexmaray Somaliland iyo Somalia ayaa maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

