Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Brazil oo Markii Afraad ku Guulaysatay KOOBKA HORYAALLADA XULALKA QAARADAHA (Confederations Cup)

Hargeysa (SLpost Sports)- Xulka Marti galinaysa koobka Aduunka 2014, Isla markaana gurigeeda uu ka qabsoomay koobka Convederations cup ee Brazil ayaa siday doonto ugu...

Xil-ka qaadistii Wasiir Xoog dadweynaha miyey soo dhaweeyeen mise way ka yaabisay? – W/Q: Adan Yusuf

Sida uu Qodobka 94aad dhigaayo wasiirku waxa uu Madaxweynaha ka kaalmeeyaa fulinta xilkiisa , isla markaana ay dhamaantood(wasiiradu) iyaga oo wadajir u go'aamiyaan. siyaasadda...

LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA AXMED CARWO OO HANBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA XILDHIBAAN MAXAMUUD JAAMAC WARFAA

Waxaan aad ugu farxay in kaalintii uu ka baxay Alle ha u naxariistee xildhibaan Axmed Ibraahim Daahir ( Axmed Weyne), uu buuxiyo saaxiibkay XILDHIBAAN...

Maamulihii Cashuuraha Berriga Gobolka Saaxil oo shalay Isu-dhiibay Ciidamada Ammaanka

Berbera (SLpost)- Ciidamada Booliiska ayaa gacanta ku dhigay maamulihii Cashuuraha Berriga gobolka Saaxil Cabdixakiin Maxamed Guuleed (Cawaale) oo maalmihii u dambeeyey ciidamada boolisku baadi-doonkiisu...

Wasaaradda Hawlaha Guud oo si rasmi ah u bilowday Bixinta Liisamada Darawallada oo Casri ah iyo Shuruudo lagu Xidhay Qaadashadooda

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka, ayaa si rasmi ah u bilowday una soo bandhigtay bixinta Liisamada Darawallada Gaadiidka oo casri ah, kuwaas...

QASAB KU TUN! – W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI (WIRDAANI)

Maalin waliba tilmaan leh, waxay ahayd maalin salaasa ah, goorsheegtuna aheyd 11:00 duhurnimo, markii asxaabteyda qaar ka mid ahi igu war-galiyeen inay tagayaan garoonka...

Faallo: Dhibaatada Ay Somalida Aan Xorta Ahayn Ku Hayso Somalia Maanta

Waxaa Geeska Afrika badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Dunida (1939-1945) ka soo shaac-baxday Aragtidii Somaliweyn. Halgamadii xornimadoonka ahaa ee dadyowgii Somalida ee ku noolaa Geeska...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img