31 May 1988: Sannad-guurada 34aad ee Guda-galkii Hargeysa iyo Xog-warranka Madaxweyne Muuse Biixi
Afar iyo Soddon sanno ka hor taariikhda maanta oo kale oo ku beegnayd 31-kii May 1988-kii saqdii dhexe ee habeenimo abaaro 2:15 daqiiqo ayay...
Somaliland: Mucaaradka oo Kalsooni-darro ka muujiyey SONSAF IYO APD
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in aanay kalsooni ku qabin Akademiyadda Nabadda iyo Horumarka Somaliland iyo Daladda SONSAF. Daladda ay ku...
Ciidanka Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la geliyey iyo Digniin uu Diray Taliye Dabagale
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa heegan buuxa la galiyay maanta, kaddib mudaharaadyo ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani. In kasta...
Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Ururrada Bulshada Rayidka ah?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta madaxtooyada kulan kula qaatay xubno ka tirsan ururrada Bulshada Rayidka ah ee ka...
Golaha Guurtida oo Si Adag uga Hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee Dalka
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanadda Golaha Guurtida Somaliland, ayaa xisbiyada siyaasadda dalka ugu baaqay inay u hoggaansamaan ku dhaqanka shuruucda dalka isla markaana ka fogaadaan wax...
Madax-dhaqameedka Beelaha Toljecle oo Baaq Culus ka soo saaray Xaaladda Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxdhaqameedka iyo Odayaasha Beelaha Toljecle, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ah inay khilaafka ka taagan Doorashooyinka ku dhameeyaan wada-hadal...
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag ka yeeshay Siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay Siyaasadda Arrimaha Dibadda, waxaanay si gaar ah dooddooda uga dhiibteen xidhiidhka siyaasadeed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

