Monthly Archives: July, 2011

spot_imgspot_img

Baaq ah In Dawladdu Ay Isu-Dhiibto Ama Dhamaystirto Gobinamada Garsoorka; Ama In Aniga Ay Dalka La Iga Mustaafuriso’

(By Security And Moral Reasons). Mudane M/weyne, Intaan Kabihiina Tolayey Ayaad Idina Ka Shaqaynayseen Sidii Aad Ii Xaq-Seejin Lahaydeen. Waxaad tahay M/weynihii Saddexaad ee dalkan...

Wasiir Maraykan ah oo ku shaqo taga baaskiil

Wasiir u ka tirsan golaha wasiiradda ee dalka Maraykanka ayaa go’aansaday inuu maalin walba sadex saacadood isticmaalo baaskiil. Wasiirka korontada iyo awooda nugliyeerka ee...

Haweenka isticmaala dawooyinka kimikalka ee la isku qurxiyo oo la sheegay inay halis u yihiin xanuunada neerfaha

Dhakhaatiirta aqoonta neerfayaasha ee dunidda ayaa sheegay in dawooyinka kimikalka ka samaysan ee haweenku jidhkooda gaar ahaan wajiga ku qurxiyaan u keenaan dhibaatooyin caafimaad...

Dil-dillaaca Xisbiga UCID oo Cirka isku-shareeray iyo eedihii ugu kululaa oo Garbyada is-hayaa isu jeediyeen

Hargeysa, 26 July 2011 (Somalilandpost)- Xiisadda iyo loollanka hogggaaminta Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID lagu kala jiidanayo ayaa mar kale circa isku sii shareeray,...

“Waa in dadkeenii cilmiga dibadaha ka soo korodhsaday wax ka beddelaan Beertii Hadhuudhka iyo Sacii la daba-joogayey….”

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) Gabiley, 26 July, 2011 (Somalilandpostl)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay...

Puntland oo fulisay shuruudo uu ka dalbaday Sheekh Attam, Somaliland oo aan ka hadal iyo khatarta uu heshiiskaasi ku yeelan karo xasilloonideeda

Boosaaso, 26 July 2011 (Somalilandpost)- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, ayaa baabbi’iyey Maxkamad lagu tilmaamay inay dembiyada culus qaadi jirtay, isla markaana Xabsiyada ka sii daayey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img