Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

Shirkadaha Dahabshiil oo Hambalyeeyey Macaamiisha, Soona Bandhigay Yoolkooda 2014

Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa hambalyo iyo mahadnaq u rajeeyey macaamiisha shirkadaha, madaxda, hawlwadeennada iyo guud ahaan hay’adaha...

KALIFAADDII TAHRIIBKA AYAA LOO EERSANAYAA (SHEEKO XIISE LEH) – C/casiis Axmed Jaamac

Akhristayaashayda qiimaha iyo qaayaha iga mudan ee aad aadka u jeclahay maanta waxaan jeclaystay inaad ila wadaagtaan sheeko ku dhisan qisooyin dhab ahaan uga...

2014-Ka Reer Hargeysa waxay Ku Xusayaan Cunaqabateynta Biyaha ee ay Saareen Dadka Ku Loolamaya Kursigii Siilaanyo loo Doortay – C/risaaq Suudi (Qormadii 1aad)

Wax qarsoon may ahayn markii mudaharadyo rashado watay oo sababay in ay dad ku dhaawacmaan hanti badanina ay ku burburto ay ka dhacday hargeysa...

Wasiirka Maaliyadda oo Shaaciyey Ku-dhaqanka Wax-ka-beddel lagu Sameeyey Tacriifadda Cashuuraha (DAAWO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa wareegto uu todobaadkan soo saaray ku dhaqan geliyey  wax-ka-bedelka tacriifada cashuuraha oo goleyaasha sharci-dejinta iyo...

Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya oo wada-hadal ka Yeeshay Xal-u-helidda Caqabado la soo darsay Ardayda Somaliland ee Wax ka barta Dalkaas

Hargeysa (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii Ardayda Somaliland ee wax ka barata dalkaasi looga ilaalin lahaa olole dalka Itoobiya...

Carqaladaha Hortaagan Ka Faa’idaysiga Khayraadka Dalka Somaliland – W/Q: Maxamed Muse

Maalahan u danbeeyay waxa jirtay  in meelaha qaar lagaga hadlayay  khayraadka dalka sida Macdanta iyo shidaalka, taas oo u badnayd eedaymo ay ka mid...

Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Guddiga Cadaaladda oo ay Isku Shaan-dheyn ku sameeyeen iyo Magaca Xubin ay diideen Ansixintiisa

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (ciro),  waxa ay Mudanayaashu cod aqlabiyad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img