Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Khasaaraha Laba Qarax Oo Caawa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi

Nairobi (SLPOST) Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi dalka Kenya oo ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa caawa fiidkii waxaa ka dhacay laba qarax, kuwaasi...

Raysalwasaarihii hore ee Isra’il oo musuq maasuq lagu xukumay

Isr,iil(SLPOST) Ehud Olmert oo Raysalwasaare kasoo ahaa maamulka Isra’iiliyiinta 2006 – 2008 ayaa lagu helay danbiyo la xadhiidha musuq maasuq iyo laaluush. Maxkamada ayaa sheegtay...

Golaha Guurtida Oo War Bixin Ka Dhagaystay Gudiyo Loo Saaray Xalinta Shaqaaqo Dhawaan Ka Dhacday Gobolka Daad Madheedh

Hargeysa(SLPOST):-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa maanta warbixin ka dhegraystay guddi dhawaan golahaasi  u saaray shaqaaqo ka dhacday Daadmadheedh oo agu dilay taliyihii...

Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 ilaa 1997-kii – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Xukumadii 1991 ilaa 1992 Magaca                                                          Xilka C/Rahmaan Axmed Cali  (Tuur)............. M/Weynaha Somaliland Xasan Ciise Jaamac............................... M/Ku-Xigeeka Somaliland Saleebaan Maxamuud Adan ................. Wasiirka Arrimaha Gudaha Sh. Yuusuf Sh. Cali Sh.Madar...................

Daawo“Dadkii Dr.Cali Macaw U Diiwaan Gashanaa Waxaanu Ucelineynaa Lacagtii Aanu Tigidhka .Waxa Uu Dhakhtarku Halkan Uga Shaqeyn Waayay Waa Ashqaas Tira Yar “ Wakiilka...

Hargeysa(SLPOST):- Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa Caasimaddooda Jigjiga ku casuumay Dhakhtarka Soomaaliyeed ee Dr. Cali Macaw Aways, ka dib markii magaalada Hargeysa oo uu hawl-gal...

Taliska AMISOM oo sheegtay in Dhawaan Ku Wajahanyihiin Magaalada Baraawe Oo Al-shabaab U Ah Taliska Guud Ee Awaamiirta Ka Bixiyaan

Somalia (SLPOST)Taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala ayaa sheegay inay ku wajahanyihiin degmada xeebta ku taala ee Baraawe halkaas oo ah goobta ugu...

Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Oo Dr’Macaw Ku Tilmaamay In Uu Shuruudahii Buuxin Wayay Somaliand kaga Shaqaysan lahaa

Hargaysa(SLPOST)-Warar sugan oo aanu ka helnay kiiska Dr Macaw iyo Xukuumadda u dhaxeeya ayaa sheegaya in ay guddida Xirfadlayaasha Caafimaadku shalay soo saareen go’aan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img