Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

BUUR MADOW WAXEEDII LASOO NOQOTEY

BUUR MADOW WAXEEDII LASOO NOQOTEY                              Qalinkii : Libaan Xaaji Fagadhe  ...

Siidh La’aan soo Wejahdey Beerlayda Gobolka Gabiley oo Dabar Ku Noqotay Dalaggii Beeraha

Gabiley (SLpost)- Gobolka gabilley oo ah gobolka ugu beeraha badan guud ahaan dalka jamhuuriyada somaliland isla markaana dadka ku nool 90% ay noloshoodu ku...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Canaan u jeediyey Beesha Caalamka

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Beesha Caalamka ku Edeeyay inay dulmi ku hayaan muwaadiniinta Somaliland oo qayb...

Xukuumadda Siilaanyo ma waxay target ka dhigatay muwaadinintii wadanka u dhalatay ee Ganacsatada ahaa waxa aan leeyahay barorotu orgaca ka wayn

Waxa aan ugu horayn  halkan ka salaamaya saxaafada madaxa  banan meel kasta oo ay jooto iyo dhamaan shacabka rere soomaliland hadii aan ku soo...

Maxkamada Gobolka Hargaysa Oo Xukun Iyo Ganaax Isku Raacisay Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle

Hargaysa (SLpost)-Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa maanta  xukun halsano  iyo ganaax lacageed oo ah halmilyan ku ridday Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo dhaliilo usoo jeediyey...

Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Qodobbo lagu Go’aamiyey iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad dhinacyo badan ka jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Kalfadhi aan caadi ahayn oo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye maanta ugu qabsoomay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu go’aamiyey qodobbo...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo go’aan cad ka soo saartay Natiijadii doorashadii Madaxtinimada

Nairobi (SLpost)-Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa shalay go’aan ka gaadhay doorashadii madaxtinnimada dalkaasi ee horaantii bishan qabsoontay, iyada oo shaacisay in uu ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img